What is he guilty of then ?
Burco is HIS city !!
Anagu dad arrin kasta dhinac walba ka eega baynu nahay .
Al shabaabka Isaaq e Xamar ka degay iyo nin magaaladiisi jooga horta waa kala labo .
Sheikh Ali Warsame wuxuu doono ha noqdo { anigu sidaas u ma kala sii aqaan wuxu yahay runtii} , laakin nin na fikrad iyo mabda' siyasadeed lagu ma xidhi karo . sidey aniga ila tahay !
Niman kan kale Isaaqa ah e Xamara ka dagay , ururkan argagaxisada ah e Al Shabaab -ka la yidha lugahooda ayay ku doonteen
American suufi aad iyo aad baad daciif u tahay saxiib

