dee islaan baa iga iibisay shaal for $8
that's not even all that happened
intee i dhacdey bee waliba i sii ceysey!
suga: maamo shaal gaduud ah baan rabey
kinsi: haa maamo nooc kasta ayaan ka hayaa
suga: haa maamo waad mahadsantahay, bal keen
kinsi: wax kasta baad iga heli....diruuc, daahyo aad gurigaaga dhigato. ma lagu qabaa?!
suga: maya maamo wali
kinsi: haa, waayo arag matihid miyaa?!
suga:
ma interview baan u tagey mise shaal?! yahuu
can u believe the lady across from her was only sellin it for $5
I'm tellin u guyz, habraha soomaaliyeed dadka wee dhacaan ee iska Ilaaliya!


