Weerar Gaadmo Ah Oo Lagu Dhaawacay Taliyihii Saldhiga Deg.Luuq Col Cabdi Cali Xareed
Weerarkaasi gaadmada ah Ee xalay ka dhacay Degamda Luuq Ee Gobolka Gedo ayaa waxa Rag Hubeysan waxaa ay Dhaawac ugu Geysteen Taliyihii Saldhiga Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo .
Taliyaha oo lagu magacaabo Cabdi Cali Xareed ayaa kooxdaasi oo ku hubeysan Qoryaha Fud fudud ay la beegsadeen Rasaas islamarkaana ay ka haleeshay qeybaha sare ee jirka islamarkaana Iyaga oo ka Baxsaday Goobta ay Falka Ka Gesteen .
Ciidamada Amaanka Degamda Luuq ayaa wararku ay Sheegayaan in lagu soo qabtay Ragii iyagu ka Dambeyay Dhaawacaasi loo geystay Taliyaha Deg Luuq, waxaana wararka soo baxaya ay sheegayaan in haatan ragaasi oo gaaraya 2Nin lagu soo xiray Xabsi ku yaala Degmadaasi Luuq .
Taliyahay oo Xiligii Weerarka Lagu qaadayay ku sugbaa gurigiisa ayaan la ogeyn Sababta iyo Cida kadambaysa Dilkaasi , Balse warar laga Helayo ehelkiisa ayaa sheegaya in Falkaasi uu ka dambeeyo Nin Taliyaha Saldhiga Luuq ay usku heysteen dhinaca Agaasimaha iyo weliba Hanaanka Ciidanka Deegaankaasi Balse lama Xaqiijinkaro wararkaasi iyo Sugnaanshahooda .
Ciidamada Amaanka Degmada Luuq ayaa Xalay laga Dareemayay dhaqdhaqaaq xoogan kaas o ay ku donayaan in ay ku sugan Amniga kadib Weerarkaasi Xalay Lagu Qado Taliyaha Saldhiga Degmada Luuq .
Sikastaba Ha ahaatee inta Badan Rag hubeysan ayaa Beegsada Rag iyagu shaqo wadaag la ah DFKMG ah Soomaaliya ayagoo sidookale ay beegsadaan Shaqaalaha Hay'adaha Samafalka waxaana la aqoon ujeedada ka dambaysa .
Waa markii ugu horeysay oo weerar lagu qaado tali ka tirsan Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya Weerarloogu geysto Deegaankaasi Degmada Luuq Tan iyo Markii Udubada Loo taagay Maamulka Degmadaasi .
Max'ed Gaarane Aadan
terrorist wound Police chief Col Abdi Ali Hared in Luq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 1699 Views
-
Last post by Thecoolguysomali
-
- 8 Replies
- 726 Views
-
Last post by Caashaqa
-
- 2 Replies
- 463 Views
-
Last post by Rambie
-
- 7 Replies
- 1074 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 20 Replies
- 1656 Views
-
Last post by Advo
-
- 36 Replies
- 2758 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 26 Replies
- 1666 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 492 Views
-
Last post by original dervish