Breaking news 6 police die in bomb Bardhere

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Breaking news 6 police die in bomb Bardhere

Post by CoolPoisons »

Focking terrorists.

Inta la ogyahay 6-ruux ayaa ku geeriyootay 2-kalena dhawacyo halis ah ayaa ka soo gaaray qarax miino oo saakay waaberigii ka dhacay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo qaraxaasi oo ahaa miinada meelaha fog fog laga hago.

Qaraxani oo ahaa mid lala eegtay gaari uu watay nin lagu magacaabo Yaasiin Raadeer oo ka mid ahaa saraakiisha uu hor kacayay Col Barre Hiiraale kaasi oo ka soo tagay xarunta Ciidamada Policeka ay ku leeyihiin degmada Baardheere waxana inta badan dadka dhintay ay ahayeen Ciidamada Police ah.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news 6 police die in bomb Bardhere

Post by CoolPoisons »

AUN to the six Mujahids. all of them were Rer Dalal
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”