Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Post by Captain24 »

Reality Check :oops:

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegay in ciidamadiisu aysan ahayn kuwo bixitaankooda la dadajinayo, balse go'aankoodu uu yahay mid aan laga laabanayn.

"Marka ay timaado ka bixitaanka ciidankeena looma baahna in lagu dagdago, bixitaanku wuu bilowday lagamana laabanayo; wax kasta oo yimaada ciidamadeena waan la baxaynaa" yiri Miles Zenawi.

Zenawi oo jawaabayay su'aal ahayd in ciidamadoodu ay dagayaan xadka iyo in kale ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dagayaan xadka, isagoo xusay in Somalia ay tahay goob ay kasoo burqanayeen argagaxisada tan iyo 1991.

"Waa waajib in la digtoonaado, waayo halis walba ayaa ka imaan karta Somalia, waxaan dajinaynaa xadka ciidamo diyaar ah oo geli kara Somalia marka loo baahdo" ayuu yiri Miles Zenawi.

Mar la weydiiyay in ciidamadiisu ay ku guuldareysteen inay Somalia ka dhaliyaan xasilooni iyo nabad, ayna tahay taas mida ay kaga soo saarayaan Somalia ayaa si ay caro ku jirto uga jawaabay isagoo yiri:

"Taas Somalida ayaa qaban karta, mana ahan sababtii ay ciidamadeenu u galeen Somalia, balse waxay u galeen sidii ay uga hortagi lahaayeen khatar muuqata oo dalkeena kusoo wajahnayd" ayuu yiri Zenawi.

Sidoo kale Miles wuxuu sheegay in ciidamadiisu ay u galeen Somalia codsi kaga yimid DF oo ay saaxiibo ahaayeen sida uu sheegay, ayna indhaha ku hayn doonaan Somalia.

Ma laga yabaa inaad Somalia ku laabataan mar kale, hadii aad khatar dareentaan? ayaa sidoo kale la weydiiyay ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi, wuxuuna ku jawaabay:

"Waa hubaal, iyadoo aan ka fiirsi lahayn ayaan faragelinaynaa Somalia, hadii aan khatar dareeno, balse marka aan faragelinayno Somalia waxaan sameynaynaa ajande cusub, [Waayo qofkii doqon ah ayaa ku laabta wixii ka qaldamay], waana lagama maarmaan inaan dib ugu laabano Somalia".

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi ayaa kusoo beegmaya iyadoo ciidamadiisu ay bilaabeen inay si dhameystiran uga baxaan Somalia, iyagoo ka baxay Muqdisho oo ahayd halkii ay kala kulmeen weeraradii ugu badnaa ee lagu qaado.
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Post by Alluring »

They can do this and that, yet they can't learn not to eat raw meat. The utter redundancy.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Post by Ina Baxar »

Sidoo kale Miles wuxuu sheegay in ciidamadiisu ay u galeen Somalia codsi kaga yimid Cabdilaahi Yusuf iyo DF oo ay saaxiibo ahaayeen sida uu sheegay



:oops: , taasa wax laga qajilo ah , huuha -da injirleydu adiga uun ba wax ka dhex akhrinaya .
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Post by Air Canada »

Majirten Bride

You made Somalia the BABAN that it is today when you invited your habashi and Ugandan and Burundi boyfriends and it will stay that way for a long long time.

Note: BABAN = a hoe whose legs are always wide open
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Ethiopia: We can enter Somalia anytime we want

Post by Goljano Lion »

Air Canada wrote:Majirten Bride

You made Somalia the BABAN that it is today when you invited your habashi and Ugandan and Burundi boyfriends and it will stay that way for a long long time.

Note: BABAN = a hoe whose legs are always wide open
The weak can never forgive. Forgiveness is the attribute of the strong. ~Mahatma Gandhi
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”