Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

boode- afdheere
Posts: 8
Joined: Sat Mar 08, 2008 7:18 am

Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by boode- afdheere »

Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama aad u Guursatay???

--------------------------------------------------------------------------------

akhyaarta marka hore dhamantiin waan idin salaamin, intas kadib waxan rabaa in aan sual kooban idin waydiiyo qof walbana uu markas kasoo jawaabo.

MAXA UGU WAYN SABABAHA AAD U GUURSAN RABTO AMA AAD U GUURSATAY?

hadaan aniga iska bilaabo si run ahna uga jawaabo suashaas waxan u guursan rabaa hadii ale idmo.
1-aniga horta maahi raga meelahaas wax ka u gaarta oo bashala, sidaas darteed sababta ugu wayn ee aan u guursan rabo waxaa wayn BAAHI aan u qabo Galmo Xalal ah.
2- tan labaad oo soo raacdo waa AWLAAD hadii ale markaas ii garto.
3-in markaas aan ku dego kuna nasto xaaskayga oo dee naftayda ay isbedel nololeed iyo mid nafsiyadeedba ay ku dhacdo.
intas waye lakin tan ugu muhiimsan wakhti xaadirkan aniga waa Raaxo raadin xalal ah.
waxan idinka rajayn WIIL IYO GABARBA in aad sidas oo kale si run ah uga soo jawabtaan suashan markasna waxii talo iyo feker kalena lagu soo darsado.
yasmin muuse
Posts: 144
Joined: Sun May 25, 2008 12:22 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by yasmin muuse »

waan ku salaamay adigu qaas ahaan iyo kuli dadga kasoo qeebkalay mawduuca iyo dadka kasoo qeebkalidoono.

walaal rentii aniga waxaan o guursaday...

..1 jacel iyo kalsooni,. aan uqabo hada ninkeeyka. hadii aan kuu qafiifiyo jecel iyo kalsooni oo igu aboorday marki aan wala sheegiysaheenay.

2.Awlaad.

3 qof oo iwahliyo iyo oo wax ii faa`idiyo aqli ahaan iyo diin ahaan.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by Xamud. »

Kacsi.
miss_isaaq
Posts: 24
Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by miss_isaaq »

hello wad salamntihi all marka hore dee sadar muuqda suali ka dhan coz guurka dhan aba ah in loo arooso galmod xalala awlad xalala mustaqbal ad ku degto nolol wacan adiga iyo ubadkaga iyo xaskagaba ku wartaan dee guurka aba intaas ka kooban taas sual uma baahna an dhihi kara dee kii an guur dooneeyn de bashal lee iskaga jirilaha free camal gurba gadaal uma eegen oki anywey wa mahdsantihiiiiiiiiiiiiiiiiiin guurka waxay doontaba ha noqdee xalal unba la isku doonta awlad bye thnkx all
Madd_Scientist_
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4745
Joined: Mon Feb 04, 2008 12:27 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by Madd_Scientist_ »

Haye. baal aniigu baa kuu sheegaayo waay. aniigu soomaali baan ahay (Danyeer! :D ). soomaalidanaa weey guursadaanoo. caadaankuu wey guursadaanoo. madoowgaseyto wey guursadaanoo. indhayarkaseytoo wey guursadaano. cheyneyska wey guursadaano. hindida balaayada ehna wey guursadaano. marka anakana weeyn in uu guursaanoo.

Ma fahamtay? :mrgreen: :up:
sharmaarke-ok
Posts: 1
Joined: Wed Aug 22, 2007 12:36 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by sharmaarke-ok »

assalaamu calaykum walaalaha muslimka ah.
noole kasta ilaahay wuxu ka abuuray nin iyo naag,si uuna u dabar guin oo uu sii jiro noociisu aduunka korkiisa illa inta uu alle yidhaado,waxana arinkaa sir lagaga dhigay rabitaanka shahwada ah ee labada noole.
hadaan intaas sii dhaafo :walaal ilaahay waxa uu abuuray sedex khalqi mid kastana wax buu ku abuuray:
1-malaa,iig
2-xayawaan
3-jin iyo insi(al-saqalay)

hadii aan sharaxo sedexdaas :
1: malaaiigta waxa loo abuuray Daacada iyo cibaadadiisa oo kaliya ma caasiyaan ,wax ma cunaan,dumar uma baahdaan,allena ma caasiyaan.

2:xayaawaanka waxa loo abuuray shahwad in ay waxa cunaan ,wax fuulaan, maalinta qiyaamana aan la ciqaabin.

3:Banii,aadmka iyo jinka waxa lagu abuuray shahwad iyo daacad waxana la siiyay iktiyaar,alle ayaa jidhi (wahadaynaahu al-najdeyn) markaa su,aasha meesha taal waxa weeyaan shahwadii ilaahay kugu abuuray oo dumarku u horeeyan ma dariiq sax ah ayaad ku gudan mise dariiq qalad ah????
hadaba ani hadaan iska hadlo waxan leeyahay sababaha aan u guursan doono sanakan hadii alle yidhaahdo waxa ugu wayn in aan shahwada ilaahay igu abuuray u guto si uu ka raali yahay ifkana kaga tago awlaad alle ku adeeca aduunka korkiisa.
jawaabta su,aashaasi waa ta inoo cadaynaysa hafka guurka aan ka leeyahay
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by The_Emperior5 »

waxa sabbabay waxa weyaan naagtu wa waxa ninka ka maqan wa ta buuxiinaysa ninka inta ka maqan
sabbabtaaas ayaan oo guursaday jeceylkuna wuu ka miid aha arimahaas.
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by Buhodle-Gurl »

Xamud. wrote:Kacsi.
Ceeb :mrgreen:
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by Gifted »

Madd_Scientist_ wrote:Haye. baal aniigu baa kuu sheegaayo waay. aniigu soomaali baan ahay (Danyeer! :D ). soomaalidanaa weey guursadaanoo. caadaankuu wey guursadaanoo. madoowgaseyto wey guursadaanoo. indhayarkaseytoo wey guursadaano. cheyneyska wey guursadaano. hindida balaayada ehna wey guursadaano. marka anakana weeyn in uu guursaanoo.

Ma fahamtay? :mrgreen: :up:
Experiment gone horribly wrong :lol:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by Xamud. »

Buhodle-Gurl wrote:
Xamud. wrote:Kacsi.
Ceeb :mrgreen:

8-) waxan ka waday "jacayl" :P
User avatar
abdi342
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 250
Joined: Sat Nov 01, 2008 9:14 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by abdi342 »

sharmaarke-ok wrote:assalaamu calaykum walaalaha muslimka ah.
noole kasta ilaahay wuxu ka abuuray nin iyo naag,si uuna u dabar guin oo uu sii jiro noociisu aduunka korkiisa illa inta uu alle yidhaado,waxana arinkaa sir lagaga dhigay rabitaanka shahwada ah ee labada noole.
hadaan intaas sii dhaafo :walaal ilaahay waxa uu abuuray sedex khalqi mid kastana wax buu ku abuuray:
1-malaa,iig
2-xayawaan
3-jin iyo insi(al-saqalay)

hadii aan sharaxo sedexdaas :
1: malaaiigta waxa loo abuuray Daacada iyo cibaadadiisa oo kaliya ma caasiyaan ,wax ma cunaan,dumar uma baahdaan,allena ma caasiyaan.

2:xayaawaanka waxa loo abuuray shahwad in ay waxa cunaan ,wax fuulaan, maalinta qiyaamana aan la ciqaabin.

3:Banii,aadmka iyo jinka waxa lagu abuuray shahwad iyo daacad waxana la siiyay iktiyaar,alle ayaa jidhi (wahadaynaahu al-najdeyn) markaa su,aasha meesha taal waxa weeyaan shahwadii ilaahay kugu abuuray oo dumarku u horeeyan ma dariiq sax ah ayaad ku gudan mise dariiq qalad ah????
hadaba ani hadaan iska hadlo waxan leeyahay sababaha aan u guursan doono sanakan hadii alle yidhaahdo waxa ugu wayn in aan shahwada ilaahay igu abuuray u guto si uu ka raali yahay ifkana kaga tago awlaad alle ku adeeca aduunka korkiisa.
jawaabta su,aashaasi waa ta inoo cadaynaysa hafka guurka aan ka leeyahay

Very intellegent! I adhored your tinny comments. It is always the brain of human being and how peoble use it. Some of us in here have their brain in their ass instead!

Jizakalahu qeyran ya sharmarke wa ashkurak
abu-xafsa
Posts: 3
Joined: Wed Sep 30, 2009 1:54 pm

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursatay??

Post by abu-xafsa »

ASSA-LAMMU CALAYKUM DHAMAAN.
WAXAA LOO GUURSADAA:
1: IS AMINAD IYO KALA HELID JACAYL KU DHEEHAN
2:IN LA HELO GALMO XALAAL AH
3:WAX KORORSASHO SIDA WEHEL,CAAWIYE,AWLAAD DHAQAALE DOON ETC MEEL KU GAAR SIDA AY SAMEEYAAN DAD AFRICA JOOGA OO GUURSADA DAD EURPE AMA AMERICA JOOGA MARKAY YIMAADAANNA FURIIN DOONA DANGAARA.

4:DAN GAARA
5:AWLAAD DOON
INTAA WAA INTA AY ILA NOQOTAY ANIGA SABABAHA LOO GUURSADO LAAKIIN AAN IDIIN SHEEGO WAXAAN U GUURSADAY HADDANA U GUURSANRABO
WAXAAN U GUURSADAY 2 ARIMOOD
1:JACAYL
2:XILIGA OO DHEERAYNAYA OO HADAADAN GUURSAN KAA DHAMAANKARA
WAXA AAN U GUURSAN RABO.
1:INAAN SII BADSADO GALMADA XALAASHA AH MAA DAAMA AAN AHAY NIN DUMAR JECEL
2:SUNNADII NABIGA OO AAN RABO INAAN QAATO

WAAD MAHADSANTIHIIN WALAALAYAAL FADLAN HADII AY IDINLA,FOOL XUMAATO AMA AAD U ARAGTAAN FIKRADAYDA MID AAN WAXBA KEENAYAN FAAIIDO AH AMA DARAJO HOOSE AH RAALI AHAADA NAF IYO SHAYDAAN AYAA KAMAS UUL AH CAYDANYA WAA DANBI+CEEB+ILHAANO+MEELKADHAC+QAS IYO FOWDO+KUDARA
=
Brookeswebs
Posts: 1
Joined: Mon Jan 17, 2011 6:19 am

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursat

Post by Brookeswebs »

Hay guys,

Thank you for this.
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursat

Post by shiniile9 »

To stay away from Haram activities.
User avatar
fatimazahra
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 693
Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
Location: United States of Somalia

Re: Maxa Ugu Wayn Sababaha Aad u Guursan Rabto ama u guursat

Post by fatimazahra »

to have a home of your own. dad+mum+children= happy family :heart:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”