Djibouti Meeting
Moderator: Moderators
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Djibouti Meeting

Re: Djibouti Meeting
abakar,
Waxaan la yaabanahay sheekada meeshaas ka soo socoto. Rag shalay is haystay, tuugo & dabadhilif u badan sidee wax u qeybsan doonaan? Walee sheekaa meeshaas taalo.

Tolka yaa u maqan? Qanyare ma baxay?
Nimaankaan oo dhan iimaan ma laha, laakiin mar mar qeyrka wuxuu ka yimaad meel aanan la fileynin. We'll see.

horta odeygi qanyare afrax waxaa igu dambeyse asagoo nayrobi fadhiya.
ayaan dhoweeto markaan hadalkiisa raadiyaha ka dhegeystey, wuxuu yiri ' xaalada dalka raalli kama noqon dooni ilaa aan aniga booska madaxweynaha leyga siiyo'
caqligiisu futada bey gashay

Re: Djibouti Meeting

Qanyare waligiis sambac waa ahaay. Inuu iska aamuso aa u roon, walahi. Horta, hilibi miyaa asaga mise habar maxamad?
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Djibouti Meeting
qanyare waxaan u qabi jirey inuu daguuro ahay, laakin dadka qaarkood waxay dhahaan waa hiilibi, hiilibi laftarkooda habar maxamad ayey ka tirsanyihiin.
Re: Djibouti Meeting
Abakar,
Ninyahow, I miss my reer-ayeeyo. All of my mother's siblings were also Murusade, I grew up with them.
Foor culus:
-habar ceyno
-habar maxamed
-daguuro
My grandmother used to sing this shirib about a daguuro man who was killed by abgaal:
"Daguuro waa dalaandashay, ar yeynan deynin digir qob weyn"
Sabdi:
-abakar
-cabdalle
-majabe
Ninyahow, I miss my reer-ayeeyo. All of my mother's siblings were also Murusade, I grew up with them.
Foor culus:
-habar ceyno
-habar maxamed
-daguuro
My grandmother used to sing this shirib about a daguuro man who was killed by abgaal:
"Daguuro waa dalaandashay, ar yeynan deynin digir qob weyn"

Sabdi:
-abakar
-cabdalle
-majabe
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Djibouti Meeting
murusadaha koonfureed mise kuwi ceelbuur jooga? horta niyow sabdi wuxuu kaloo dhalay ibraahin sabdi. kan na waxaa habaarshay cabdale sabdi oo ahaa curadki. because ibraahin put majabe under a dameer when he was a cunug, naftiisa ayuu qatar galshay. markasaa lagu yiri baxa hana soo noqonin. markaas reer xamarku ayuu dhax galay, ma maqashey sheekadaas?
kolombo, do you know about the saddex iyo sagaal shirb
iyo magacyada afar qooble meesha ey kasoo baxeen?
kolombo, do you know about the saddex iyo sagaal shirb

Re: Djibouti Meeting
Waxeey aheed qoloda dagto Bargaan? Ceel-Buur agagaarkeeda sidaan ku maqlay. Mar horeey xijaabatay, laakiin si fiican ayeey noo soo korisay, sheekada Majabe xitaa hada ka hor wey noo sheegtay.
Kuwa Koonfureedka ma kuwa dego Buulo-Murusade & Warmaxan miyaa? Daafeed agagaarkeeda?

Kuwa Koonfureedka ma kuwa dego Buulo-Murusade & Warmaxan miyaa? Daafeed agagaarkeeda?
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Djibouti Meeting
haaa murusadaha koonfureed waa kuwii dega buulo murusade sidii day maroodi iyo doondheere ee ku taal sh/hoose. bargaan hooyadey baa ku dhalatey kuna soo kortey, waa xaafadii ka sokeeyo galhareeri iyo nawaaxigeeda mooho? horta ma run baa gobolka galgaduud ciid gaduud ah baa kasoo baxa? saas baa la dhahooyaa..
ayeeyada hadey kusoo korisey kheyr Allaha siiye si fiican baa dhaqanka murusade u taqaanaa.
ayeeyada hadey kusoo korisey kheyr Allaha siiye si fiican baa dhaqanka murusade u taqaanaa.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 853 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 382 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 6 Replies
- 637 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 13 Replies
- 986 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 5 Replies
- 435 Views
-
Last post by Nomand
-
- 10 Replies
- 1117 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 1 Replies
- 463 Views
-
Last post by Shirib
-
- 2 Replies
- 534 Views
-
Last post by Django
-
- 3 Replies
- 1533 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 16 Replies
- 5524 Views
-
Last post by Djibouti1977