Al-shabaab hit its Amissom target and lots its fighting vehicles were destroyed.
They hit back by killing many civilians and blamed on al-shabaab.
Death to Amissom, Death to TFG thugs.
al-shabaab liberation forces
Weriye C/risaaq Kampala oo booqday Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Cadaado.com uga sheekeeyay sida ay wax udheceen iyo sida ay Mas'uuliyiinta TFG-da Somalia uga Hadleen qaraxaas.
" Gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay ayaa galay Guriga Shaqaalaha waxaana Indhahayga kusoo arkay Gawaari ay leeyihiin Ciidanka Uganda oo ku Burburay Gaariga qarxay" ayuu yiri Weriye Kampala.
Daqiiqad kadib markii uu qarxay gaariga ayay Ciidanka AMISOM Rasasaas la dheceen Gaari Rakaab ah oo marayay Wadada taas oo dhalisay Khasaare soo gaaray Shacab Masaakiin ah.
sida uu Weriye Kampala sheegay Gaariga wax qarxiyay durbadiiba waa uu dhalaalay, balse Hadal kaas ka duwan waxaa sheegay Mas'uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Somalia oo sheegay in Ninkii Gaariga kaxaynayay latoogtay kahor inta uusan qarxin Gaariga.
Max'med Cismaan Dhagaxtuur iyo Cabdi qaybdiid waxay Beeniyeen in Ciidanka AMISOM uu Khasaare gaaray, sida aad Sawirkan ka ku arki kartaan waa Dadkii lalaayay oo goobta daadsan Gaarigana kama muuqdo Burbur qarax taas oo shaki Toogasha ah keeni karta.
Magaalada Muqdisho oo ay dhawaan ka bexeen Ciidankii Itoobiya waxaa weli kasii socda Dagaallo iyo qaraxyo ay Dad Rayid ah ku dhimanayaan mana muuqdaan isbedelo.


