

Jan 25 2009(GMN)Kadib dhiiragalin markaan ka helnay walaalahayaga qurbo joogta ah ee culimada ah inaan furno school kor u qaada waxbarashada deegaanka, waxaa noo suurtogalay inaan furno machad lagu magacaabo Al-mamuun primary and secondary school.Machadkaan ayaa furmay January 15-2009 .
machadkaan oo ah machad aqoosni kahaysta jaamacada weyn ee azhar oo ardeygu uu halkaan shahaadadii azhar ku qaadanayo , sidoo kale wuxuu xareer laleeyahay machadku jaamacada waaweyn oo kale sida maleysia iyo yaman.
Ardada sida rasmiga ah u billawday duruustooda.wiilal:120 gabdho :60 Macallimiinta hadda wax kadhiga.waa 6 mucalimMaadooyinka laga qaato:1.Xisaab by english 4.Cilmi bulsho by arabic2.Saynis by english 5.Carabi3.English 6.tarbiyo 7.Soomali Carqabadaha ilaa hadda na hortaagan:1.Guryo kiro ah baan degannahay 2.kuwa hadda aan ku jirno oo fasalladoodu yaryihiin 3.Buugta manhajka oo nagu yar 4.qalabka xafiiska oo aanan haysan 5.Mushaarka macallimiinta oo aannan dabooli Karin(schoolka oo cuusub oogeed) N.B.Gamco wada jirbay guul ku gaaraan.
Ka qeybqaado kor uqaadida waxbarashada dadkaagiyo dalkaaga.
Gadaal baan idiinkaga soo gudbin doonaa dadkii aad kala xariirili lahaydeen iyo ciwaanadooda.
Gedo Online, Caabudwaaq
http://gedoonline.com/index.php?option= ... somalinews