Ujeeddo: BAAQ 01/02/2009
Annagoo ah siyaasiyiinta, aqoonyahannada, waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada Beesha Sade ee UK waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa qodobo muhiim ah oo ku aadan shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Jabuuti iyo natiijooyinkii ka soo baxay:
1) Waxaan taageeraynaa, soona dhawynaynaa shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee muddooyinkii ugu danbeeyay ka socday dalka Jabuuti. Shirkaas oo ku guulaystay kordhintii iyo isku darkii baarlamaanka ee Soomaaliya.
2) Waxaan ka xunnahay isla markaasna aan cabasho ka soo jeedinaynaa habka loo maamulay, loona qaybshay, xubnaha cusub ee baarlamaanka. Kaasoo ay Beesha kaga maqan tahay 5 xubnood oo ay ku lahayd wax qaybsigii baarlamaankii dawladda federalka ku meel gaarka ah ee 2004-tii lagu soo dhisay magaaada Nairobi ee dalka Kenya (4.5). Haddaba waxaan Baarlamaanka, Madaxweynaha iyo Beesha Caalamkaba ka sugaynaa in xubnaha dhimman ee Baarlamaanka laga siiyo beelaha ay wax kaga maqan yihiin wax qaybsigii baarlamaanka cusub.
3) Waxaan kale oo si diiran ugu hambalyaynaynaa una taageeraynaa madaxweynaha cusub mudane Shariif Sh Axmed. Waxaanna Allah uga rajeynayaa inuu u fududeeyo xilkaas culus ee loo doortay madaxweynaha cusub.
4) Waxaan soo jeedinaynaa in loo magacaabo xilka wasiirka koowaad mudane Maslax Maxamed Siyaad. Annagoo u arkayna inuu xilkaas aad ugu haboon yahay isla markaasna waafaqsan xeerka awood qaybsiga Soomaalida ee afar iyo bar (4.5).
Magacyada:
Jen. Cumar Xaaji Maxamed
Axmed Xaaji Xaashi (Amxaar)
Jen . Cabdinaasir Xaaji Xaashi
Cali Jaamac Cabdulle (Cali Kawaan)
Maxamuud Axmed Amxaar
Cabdi Cismaan Nuur
Prof. Maxamed Jaamac
Cabdi Shire Warsame
Cabdullaahi Jaamac Barre
Cabdulaahi Cali Kooshin
Axmed Warsame Cabdille (Biixi)
Axmed Ashkir Cabdi (Jiijiile)
Maxamed Aadan Cali (Gacamey)
Shire Cabdisamad Jaamac (Shire Dheere)
Xareed Daa’uud Cali (Kareeteey)
Ing Cali Maxamed Aaden
Dr. Maxamed Aaden Jaamac
Cali Cabdul Isxaaq
Xasan Diini Cigaal
C/Nuur Shidane
Cabdiwaaxid Xasan Xaad
Saacid Liibaan Xirsi (Godgod)
Cumar C/qaadir Sayid Warsame
Maxamed Cali-dhuux
Cabdirashid Maxamed Cali (C/Rashid Qodhob)
Cabdixakiin Nuur Gaas
Axmed Xirsi Aadan (Calow)
Cabdullaahi Xasan Axmed (Gurato)
Cabdullaahi C/salaam Ashkir
Cabdiqani Ali-dhuux
Cabdi Maxamed Julaas
Cabdirisaaq Barre Jaamac
Maxamed Nuur
Cabdi Faarax Xirsi(Faarax Dheere)
Maxamed Cali Jaamac
Maxamed Cumar Cilmi (Dhagaweyne)
Cilmi Maxamed Jaamac
Garaad Cali Nuur
Cabdullahi Goonweyn
Cabdishakuur Cali Mire
Cabdulqaadir M. Kur-Libaax
Maxamed Cabdullaahi Axmed (Baraka-Imbili)
Yuusuf Cali Siyaad (Taaxug)
Cabdirashiid Sh. Saciid
Jaamac Maxamed Jaamac
Cabdiweli Xuuki Jaamac
Qorane Maxamed Cilmi
Sheekh Maxamed Sh. Cabdullaahi Qaasim
Jaamac Cabdullahi Jaamac
Cabdi Muuse Shire
Mustafa Cabdullaahi Dabcasar
Mahad Cabdullaahi Jaamac
Cali Axmed Xaaji Xaashi
Sheekh Yuusuf Cabdirahmaan Holal
Mahamed Abdullahi Jaamac
Faarah Cali aw-nuur
Tahalil Aadan Afgaab
Guhaad Cilmi Jaamac
Dr Maxamed Aadan Jaamac
Axmed Cali Salaad (Taako)
Cabdicasiis Sh Cabdisalaan Aw Maxamuud
Xasan Xalane
Cali Sheekh Aadan
Faarax Diiriye Awal
Cali Faarax Seeraar
Cabdulaahi Cabdi Nuure
Jamac Faarax Coongaab (Jugey)
Axmed Goonweyn
Axmed Xasan Axmed (Fiile)
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1660
BAAQ: Jaalliyadda Beesha Sade Ee Dalka Ingiriiska
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BAAQ: Jaalliyadda Beesha Sade Ee Dalka Ingiriiska
You forgot my name
Gulwaade the_patriot

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 501 Views
-
Last post by snoop12
-
- 2 Replies
- 806 Views
-
Last post by Substance
-
- 8 Replies
- 806 Views
-
Last post by dhuudhuu
-
- 0 Replies
- 598 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 764 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 29 Replies
- 361 Views
-
Last post by Samatr
-
- 12 Replies
- 2355 Views
-
Last post by Siciid85