AbdiWahab252 wrote:Dr. YALAXOW,
Aad bu isku cebiiye Sharifka oo waxa lagu xanto Abgaal ba so baxadey
Madaxweynaha umadda amiir sheekh shariif sheekh axmed xafidahu allah. magacaabista raiisal wasaaraha, xaqiiqdii mudo dheer ayey qaadatey. waana naga og yahay madaxweynaha in qofka uu dooranayo uu yahay qof u qalma jagadaas PM-ka.
marka madaxweynaha wax baddan aan anaga ogeeyna ayuu ogyahay. waana inaan ku taageertaa GO,AAN WALIBA uu madaxweynaha UMADDA UU QAAATO
ANAGANA DHAMAANTEEN. WE ALL MOST soppurt THIS ciyaaal maamma looking former presidents son.pm omar sharmaarke
and we all united agains AL SHIISH KABAAB AL WAHAABI who declared war agains DAWLADA ISLAAMIGA AH EE SHEEKH SHARIIF.
waa in AL SHIIISHKABAAB AL SHABAAB aan bakhtigooda sidii guuraceeel dhulka lagu jiidaaa.
wax baddan ayaa la baryaye al shiishkabaab. markan waa in leeyska qabtaa!
