naag aa club ku baratay ma guursan laheed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
raaxeeye10
- Posts: 1
- Joined: Fri Jun 20, 2008 3:59 pm
naag aa club ku baratay ma guursan laheed
waxaan ahay nin tagsiile ah habeen anoo dad qaaday ayaan waxaan ku arkay banaanka hore ee clubka naag somali ah oo aan caadi ahayn calaashaan waa cabsaneed waxay i waydiisatay inaan soo qaado somali ahaan aan u soo qaaday
hadda way isoo xiriirisaa waxayna iga dalbatay inaan is guursano oo ay iska dhaafayso waxii ay sameen jirtay oo club danbe aysan aadaynin
arintas ayaan ka rabaa fikir macquul ah
haddaad adiga tahay maxaa sameen laheed
jaaw yaaqeey

Madd_Scientist_
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4745
- Joined: Mon Feb 04, 2008 12:27 pm
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
Horta, i've got a question for you...
why are Somali taxi drivers always up in other peoples business for. Man walaahi, they should worry about their own bloody lives.
why are Somali taxi drivers always up in other peoples business for. Man walaahi, they should worry about their own bloody lives.
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
Waxaad dooneysa naag khamiriga cabta inaad guursatid???..cajiib
Dee good luck huuno.!!!
Dee good luck huuno.!!!
-
MzBeautiful
- SomaliNetizen

- Posts: 300
- Joined: Mon Jul 28, 2008 2:34 am
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
Great minds think alike...you have to draw btwn the line...some faraxs are so desperate they will would wanna marry anybody..cajiibGRANNY wrote:Waxaad dooneysa naag khamiriga cabta inaad guursatid???..cajiib![]()
Dee good luck huuno.!!!
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
Mz:Great minds think alike...you have to draw btwn the line...some faraxs are so desperate they will would wanna marry anybody..cajiib
this aint bout being desperate... itz bout showing sme1 d right path plus the girl had alreadii sed she is sacrificin everyfin 4 him so wotz rong wid dat? der is no1 dat is perfect ppl do mistakes n dey learn from it...
raxeeye sxboow waxa kuu dhihii lahaa hadee tahay qof macquul ah guuursooo illaah ne kheyr hakaaka dhigoo walalkis
this aint bout being desperate... itz bout showing sme1 d right path plus the girl had alreadii sed she is sacrificin everyfin 4 him so wotz rong wid dat? der is no1 dat is perfect ppl do mistakes n dey learn from it...
raxeeye sxboow waxa kuu dhihii lahaa hadee tahay qof macquul ah guuursooo illaah ne kheyr hakaaka dhigoo walalkis
-
MzBeautiful
- SomaliNetizen

- Posts: 300
- Joined: Mon Jul 28, 2008 2:34 am
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
qurux ley wrote:Mz:Great minds think alike...you have to draw btwn the line...some faraxs are so desperate they will would wanna marry anybody..cajiib
this aint bout being desperate... itz bout showing sme1 d right path plus the girl had alreadii sed she is sacrificin everyfin 4 him so wotz rong wid dat? der is no1 dat is perfect ppl do mistakes n dey learn from it...
raxeeye sxboow waxa kuu dhihii lahaa hadee tahay qof macquul ah guuursooo illaah ne kheyr hakaaka dhigoo walalkis
True no one is perfect and some people do learn from they mistakes and change but research had proven that the chances of this occuring is rare..Personally i would't want my brother or male relatives to marry naag khamiriga cabta and goes to clubs i mean there is no gurantee she wont go back to her old ways..I believe birds of a feather flock together
-
HasanReerowHasan
- Posts: 55
- Joined: Wed Feb 04, 2009 4:13 am
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
walaalkey qaaliga ahaayow..
sida ey walaashey sheegtay quryxley .. ruux bini aadam ah oo perfekt ah ayaa iska yar
gabdhaas walaashaa ah ... oo hadey ku tiri waan soo hanuunayaa ee iggurso ... adna ajir ayaa xagii alle kaaga socda.. oo adigana hore ayaa u tir caadi meysan aheyn .... ee walaalo guurso... Ilaahey Kheyr hakaag dhigo insha allah!!!

I think its obscene that guys who like the Clubbing and partying lifestyle want to marry good girls, and crowd the good guys out of the market. 
- suga_n_spice
- SomaliNet Super

- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
awww, how adorable. what a romantic love story.
- Buhodle-Gurl
- SomaliNet Super

- Posts: 5786
- Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
- Location: Check your GPS!!
- suga_n_spice
- SomaliNet Super

- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
why not?! not everyone meets their soulmate at the library or grocery shopping u know!
-
Amethyst
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1664
- Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
- Location: Viva La Punt!
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
First off. lol@ a coupla things. "Soomali ahaan baa u soo qaaday", "wii isoo xariirisaa hadeer" "in aan is guursano bey iga dalbatay". - Nin la iska jiidjiidanaayo oo jilicsan baa tahay.raaxeeye10 wrote:waxaan ahay nin tagsiile ah habeen anoo dad qaaday ayaan waxaan ku arkay banaanka hore ee clubka naag somali ah oo aan caadi ahayn calaashaan waa cabsaneed waxay i waydiisatay inaan soo qaado somali ahaan aan u soo qaaday
hadda way isoo xiriirisaa waxayna iga dalbatay inaan is guursano oo ay iska dhaafayso waxii ay sameen jirtay oo club danbe aysan aadaynin
arintas ayaan ka rabaa fikir macquul ah
haddaad adiga tahay maxaa sameen laheed
jaaw yaaqeey
Anyhow, Clubka in ii aado ka soke...what about that whole Drinks like a fish, alcholiistenimo factor?.
Whore's dont make no Housewive's, you know.
- Buhodle-Gurl
- SomaliNet Super

- Posts: 5786
- Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
- Location: Check your GPS!!
Re: naag aa club ku baratay ma guursan laheed
suga_n_spice wrote:![]()
why not?! not everyone meets their soulmate at the library or grocery shopping u know!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 10670 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 9 Replies
- 4764 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 1189 Views
-
Last post by udun
-
- 12 Replies
- 1077 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 0 Replies
- 1471 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 6 Replies
- 564 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 12 Replies
- 891 Views
-
Last post by Archerr
-
- 10 Replies
- 1196 Views
-
Last post by HusseinHassan
-
- 5 Replies
- 602 Views
-
Last post by The_Emperior5