Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa inay ka biloowdaan guud ahaan degmooyinka Gobolka Gedo mudaharaadyo looga soo horjeedo magacaabista golaha wasiirada dowlada ku meelgaarka ee soomaaliya mudaharaadyadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulada degmooyinka iyo qeybaha kala gadisan ee bulshada rayidka gobolka.
Inbadan oo ka mid ah dadka ku dhaqan gobolka gedo ayaa la socday magacaabista golaha wasiirada DKMG ah waxayna u arkeen magaabista golaha cusub ee wasiirada soomaaliya inay tahay mid lagu duudsiinayo xaqii ay Beesha Sadde lahayd, maadaama markii horeba ay ka cabanayeen in Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu ka weeciyay xilka Ra’iisul Wasaaraha.
Waxaana lagu wadaa in khudbado ku aadan sida ay ku diidan yihiin magacaabista cusub ee golaha wasiirada ay saacadaha soo aadan ku soo bandhigaan goobo ay u diyaariyeen ayadoo ay soo baxayaan eedaymo durba loo jeedinayo raysul wasaaraha oo ka soo baxaya magaalooyin badan oo dalka.
Wixii kasoo kordhana waxaad kala socon doontaan Warbaahinta WaagaCusub Media
http://waagacusub.com/news/21.02.09.3.htm
Gedo iyo Jubooyinka oo banaanbax ka dhana Xukumadda cusub la
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 957 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 837 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 234 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 661 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 7 Replies
- 688 Views
-
Last post by Based
-
- 7 Replies
- 830 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 2 Replies
- 637 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 752 Views
-
Last post by Adali
-
- 6 Replies
- 16898 Views
-
Last post by HalfDzed