grandma: taloow ina hebel hebel xaguu ku dambeeyey
other lady: oo gacalka miyaanan kuu sheegin
g: maya ee bal iisheeg
o l: dee sowtii la xiray oo 50 sano lagu xukumey
g: inaalillaah allah ma cadowgii buu u gacan galey?
o l: haa walaal, waliba hadda in la masaafuriyo ayeey reerkiisi isku dayayaan
g: oo maad Obama warqad u qortaan? <--
o l: oo Obama maxuu u tari?
g: dee soo walaalkii maaha?
g: suga, ayeeyo maad Obama warqad u qortid soo saxiibkaa maaha!
me: ayeeyo Obama hadda waa mashquul, dhaqalihii wadanka ayuu mashquul ku yahay
i mean my grandma was joking and all, but just think how important and known Obama is among the somali community

