CABSIDA R/GALBEEDKU KA QABAN MUSLIMKA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

CABSIDA R/GALBEEDKU KA QABAN MUSLIMKA

Post by gobdoon »

Wa cabsi cajaaib ah oo ad isleedahay waxa jira dagal dahsoon oo ku salaysan nacayb, ayagoo iska dhigaya inay ladagalamayan dad xag jidhin ah ee ayan kaso horjeedin muslimka,lakin hadad eegto muslimka kaliya ee ay raban wa muslimka awamiirtooda u adeegsama taas sida dawladaha Masar iyo Sacuudiga oo kale,waxay ilatahay arintaani wa mid khaldan oo wa inay iska dayan faragelinta iyo shakiga oo looma baahna markasta oo uu yimaado urur sida Xamasta Falastiin oo kale ayan dhabarka u jeedin oo ku dadalin sidii loo jebin laha sida Talibanta Afghanistan oo kale oo wa inay umadaha wadankaas u daayan inay aayahooda ka taliyan xata hadeeyan fikradahooda la dhacsanayn,wadamada reer galbeedku sida Great Britain heer hada waxay gadheen inay masajidadi iyo muslimiinti wadamadooda ku noolayd fara geliyan oo xata sida Imaamku wax u wacdiyo oo ay xata dad jajuusin ah oo soo duuba wax yaabaha masajidka laga sheego.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: CABSIDA R/GALBEEDKU KA QABAN MUSLIMKA

Post by DR-YALAXOOW »

dagaalka ay reer galbeedka kula jiraan waxa ay ugu yeeeraan(islamic extremist) ANIGA sida ay ila tahay waa mid ay ku saxsan yihiin 100% sababtuna. waxaad fiirisaa dastuurka ALQAIDA (al shabaab) DHAMAANTOOD ururadaas waxa ay u dagaalamayaan waa inay GAALADA(REER GALBEEDKA) xoog ku islaamiyaan.hadalkaas alqaida iyo al shabaab labadoodaba marar baddan ayaad ka maqashey. dagaalka joojin meeyno ilaa aan ISLAAMKA geeyno ALAASKA.

ISLAAMKA waa diiin naxariiis. is jeceeeyl, wada noolaasho. laakiin waxaas oo dhan waxaa ku ciyaarey jaahiliin SACUUDIGA wax ka soo bartey ee la yíraahdo WAHAABIYA, magacii islaamka ayey ku ciyaareeen.

waa wax la garan karo qofka islaamka inuu reer galbeedka kula dagaalamo XUREYNTA FALASTIIN oo kale.laakiin
nasiib xumo ALQAIDA+ALSHABAAB uma dagaalamayaan xureynta falastiiin.waxayba yiraahdeen(qofkii dhul u dagaalama waa kufaar)

alqaida+alshabaab+wahaabiya waxay u dagaalamaan waa in XOOG lagu islaamiyo JAPAAN. MAREYKANKA. CHILE RUSSIA.

bal xayawaanimadooda fiiri ALLAH ayaaba quraankiisa ku yiri( LAKUM DIINAKUM WALIYA DIIN)= idinka DIINTIINA heeysta ANAGA diinteena noo daaya)

taas micnaheedu waa GAALKA u daa gaalnimadiisa. amaaan iska sii. adigana heeyso diintaada. ha isku dayin gaalka inaad islaamiso. gaalka isagaa gaaal isku ah. maxaa kaa galey. isagaa naaar galaya.





wahaabiyada waxay ilaaween aayadii quraanka aheeyd ee ALLAH ku yiri( lakum diinakum waliya diin)( idinka diintiina heeysta anaga noo daaya DIINTEENA)

MARKA REER GALBEEDNA dagaalka ay ku jiraan ee ay kula jiraan waxa au ugu yeraan ISLAMIC EXTREMIST xaqiiqdii waa mid sax ah.sababtoo ah kuwa ah islamic extremist sida kuwa is qarxiya SUICIDE BOMBERS al shabaab+alqaida waa cadawga ISLAAMKA iyo cadawga reer galbeedka, waana in si wadajir ah loola dagaalamayaa WAHAABIYADA TUUGADA AH.


MARKA islaamka magaciisii waxaa ceebeeyey WAHAABIYADA. sababtoo ah sida SUICIDE BOMBERS oo kale. in qof nool is qarxiyo. ISLAAMKII AYEY dunida oo dhan ku direeen.marka wadamada R/GALBEEDKA inay iska ilaaliyaana waxa ay ugu yeeraaan ISLAMIC EXTREMIST. xaq AYEY U LEEYIHIIN .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”