Sheikh Abdullaahi Yusuf gave respects to .....

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Sheikh Abdullaahi Yusuf gave respects to .....

Post by Somalian_Boqor »

Yemen: C/laahi Yuusuf oo Booqday Qabrigii Ismaaciil Jabarti...
Madaxweynihii hore ee DFKMG ee Somaliya oo hadda ku sugan dalka Yemen ayaa boqday qabrigii ismaaciil jabarti, ayadoo la sheegay in uu booqasha ku maraya deegaano badan oo ay dagaan reer jabarti isxaaq asagoo lakulmyaya odayaasha iyo cuqaasha.

Cabdulaahi Yuusuf waxa uu booqday qabri qadiimiga ah oo uu ku aasanyahay jabarti isxaaq (isamacil jabarti), sida ka muuqata sawirka hoose. Waxaana taas lagu macneeyey in uu ka dhabaynayo war uu horay usiiyay idacadaha dalka yemen oo uu sheegay inuu kasoo jeedo dalka yemen, isagoo laga soo xigtey in uu yiri Yemen waxaa ku aasan odaygii ay ka soo jeedaan beelo dega Soomaaliya oo c/laahi Yusuf ka soo jeedo, oo odaygii dhalay uu tegey ka wadanka yemen magaalada XATRAMUUT aadeyna Soomaaliya.


Pictures

Image

Image

Image

Source: Somalitalk
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”