Ma ogtahay toontu kama soo urto afka keliya? Haddii ay dadka qaar agtaada maraan way kasoo urtaa...Ilaahay amarkii la col baan ahay wixii ay wax kasoo uraan...Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...Qalbigeyga waxaa uun kusoo dhaca anoo la deal garaynayaa "Garlic"
Tolow..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Tolow..
Dadka qaar marka laga hadlo, maxaa maskaxdayda kusoo rida smell of "Garlic"
Ma ogtahay toontu kama soo urto afka keliya? Haddii ay dadka qaar agtaada maraan way kasoo urtaa...Ilaahay amarkii la col baan ahay wixii ay wax kasoo uraan...Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...Qalbigeyga waxaa uun kusoo dhaca anoo la deal garaynayaa "Garlic"
Ma ogtahay toontu kama soo urto afka keliya? Haddii ay dadka qaar agtaada maraan way kasoo urtaa...Ilaahay amarkii la col baan ahay wixii ay wax kasoo uraan...Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...Qalbigeyga waxaa uun kusoo dhaca anoo la deal garaynayaa "Garlic"
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Tolow..
kambuli wrote:
..Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...
Kambuli,
Aad bay cuqdadi kaaga buuxdaa and it's not good to die adoo qof walaalkaa ah caloosha wax ugu haya.
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Tolow..
But I like tuun 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Tolow..
Black,
One of my hoppies is cooking I love cooking and I enjoy it..Most of my meat, Sea-food, chicken, rice etc etc call for garlic..I just can't without it
...But haka soo urto jidhkaaga iyo neeftaada..That is another story walaal 
One of my hoppies is cooking I love cooking and I enjoy it..Most of my meat, Sea-food, chicken, rice etc etc call for garlic..I just can't without it
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Tolow..
Side effect lee waaye nooh
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Tolow..
sheikh hada inanta garlic bey ka hadley saye, maha 3oqdad keenay?Sir-Luggoyo wrote:kambuli wrote:
..Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...
Kambuli,
Aad bay cuqdadi kaaga buuxdaa and it's not good to die adoo qof walaalkaa ah caloosha wax ugu haya.
do you see things we dont see it?
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Tolow..
Islaamaha soomalida markay kusoo ag maraanba bariis baa ka soo ura
Re: Tolow..
I love garlic..cunta aan ku darin ma jirta...xita waxaan sameeya roodhi toon leh.Macanka ilaahy yaab bu keenaya.Laakin i would't recommend anybody to eat food full of garlic before you go to masjid..taasi waa karaahiyo wayn.
Re: Tolow..
Maybe you are imagining the smell?
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Tolow..
Urtu wax la imagine gareeyo ka weyn
Sheeko,
Dee islaantii dharkii ay cuntada kusoo karisey kusoo baxda waa khasab inay kasoo urto cunto...
The same applies to men who don't put their clothings far, far away from the cooking place..Some of the closets are close to the cooking place and if a man leaves his jacket in that closet open while the Xalimo is doing her Sanuunad...You dead wallee..Xafiiska uunbaad la tegi..adiga oo aan is ogeyn..

Sheeko,
Dee islaantii dharkii ay cuntada kusoo karisey kusoo baxda waa khasab inay kasoo urto cunto...
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Tolow..
C_Granny take some rest. Your internet fun hour is over 
- zulaika
- SomaliNet Super

- Posts: 9569
- Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
- Location: more money...more problems solved!!
Re: Tolow..
what about curry? its got a very strong smell that won't go away. aniga iyo inan saxibadey ah xaley waxaan qabaney indian restaurant. food was amazing but damn after i came home.. my hair smelled like curry.lol. i had to make sure si fiican u maydho before uu odeygayga aqalka imaan. 
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Tolow..
Allah kareem. Kambuli dadkan ko daba so'ada mahaad yeeshay?lol
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Tolow..
Suliekha,
Curry
Isaguna waa dangerous
I know how you felt...Good job
Hyper,
Dadkan sow maaha? Waa iska YEY iyo dhaqankeed
Curry
Hyper,
Dadkan sow maaha? Waa iska YEY iyo dhaqankeed
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Tolow..
zulaika wrote:what about curry? its got a very strong smell that won't go away. aniga iyo inan saxibadey ah xaley waxaan qabaney indian restaurant. food was amazing but damn after i came home.. my hair smelled like curry.lol. i had to make sure si fiican u maydho before uu odeygayga aqalka imaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1137 Views
-
Last post by surrender
-
- 7 Replies
- 656 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 24 Replies
- 1495 Views
-
Last post by Shirib
-
- 8 Replies
- 763 Views
-
Last post by kambuli
-
- 8 Replies
- 843 Views
-
Last post by Executive
-
- 2 Replies
- 514 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 1 Replies
- 581 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 25 Replies
- 1683 Views
-
Last post by kambuli
-
- 77 Replies
- 4767 Views
-
Last post by *+*Bliss+*+
-
- 24 Replies
- 1810 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul