Ciidamada JWXO oo cagta mariyey Xarunta Ciidamada Itoobiya ee Abaaqorow
March 08, 2009 Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in Ciidamada JWXO cagta mariyeen xaruntii Ciidamada Itoobiya ee Abaaqoro kadib markii halkaas dagaal culus ka dhacey.
Sida warku sheegayo waxay Ciidamada JJWXO halkaas a furteeen sanaad badan oo isagu jirta raashin iyo hub aad u badan, waxayna halkaas ku dileen 25 ka mid ah askarta Wayaanaha, halka 41 kalena la dhaawacey, waxaana baxsadey 7 ka mid ah askartaas, kuwaas oo wabigu qaaday iyaga iyo 25 qori oo ay wateen.
Dhinaca kale, dagaal ka dhacey Dhallaaduule oo Fiiq u dhaw ayaa waxaana la Sheegayaa in uu ahaa mid aad iyo aad u Xoogan ilaa haddana aanaan Faahfaahintiisa haynin.
Sidoo kale, weerar gaadma ah oo ay JWXO ku qaadey ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay Gaba-gabo ayaa waxay kaga dileen 2 askari, iyaga oo dhaawacey 2 kale.
Duleedka Fiiq ayaa bishan March 6, 2009 waxay ciidamada JWXO ku dileen 3 askari oo ka mid ah Ciidmaada Wayaanaha, waxayna dhaawaceen 5 kale.
Sidoo ale, dagaal ku dhexmarye Ciidmaada JWXO iyo kwa Wayaanaha meesha lagfu magacaabo Hog dugaag oo u dhow Magaalada Wardheer ayaa Ciidamada Itoobiya lagaga diley 40 askari, waxaana laga dhaawacey 50 askari.
--Ogaden Online News
Ciidamada JWXO oo cagta mariyey Xarunta Ciidamada Itoobiya e
-
ahmed_gurey
- SomaliNetizen

- Posts: 518
- Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1324 Views
-
Last post by biko
-
- 1 Replies
- 1009 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 4 Replies
- 781 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 516 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 496 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 802 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 3 Replies
- 642 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 548 Views
-
Last post by Shift
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by fagash_killer