Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by CoolPoisons »

Israsaaseyn u dhexeeysa xoogaga Al shabaab iyo Dariiqada Ahlu sunna Wal Jameeca oo ka socota magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Israsaaseyn u dhexeeysa xoogaga Al shabaab iyo Dariiqada Ahlu sunna Wal Jameeca ayaa galabta ka socota magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Israsaaseyntani ayaa waxaa ay ka dhacday agagaarka masjidka loo yaqaan Geed Awoowe oo Culimada Ahlu sunna ay gacanta ku hayaan waxaana israsaaseynta ay tahay mid weli halkaasi ka socota taasi oo sabab u aheeyd munaasibada Xuska nabigeena Muxamed (NNKH) oo ay maalmahani wadeen culimad Ahlu suna wal Jameeca ee ku sugan degmadaasi halka Al Shabaab ayna ay digniino ka bixinayeen in masaajidada qaar laga la dhigo.

Si dhab ah looma oga qasaaraha dadka rayidka ah iyo labada dhinac soo kala gaaray,waxaana ay israsaaseynta ay ka socotaa meel ka baxasan magaalada Baardheere,balse waxaa ay wararka sheegayaan in qasaare u badan dhaawac uu soo kala gaaray labada dhinac ee halkaasi ku dagalantay.

Jawiga Magaalada Baardheera ayaa galabt kacsan waxaana wali gudaha magaalada laga maqlayaa rasaasta teel teel ah oo ay isku ridayaan ciidamo taabacsan Ahlu Sunna iyo kuwa kale oo iyana taaabacsan Ururka Al Shabaab.

Dagaalka galabta ayaa waxaa uu sababay in la xiro dhamaan howlihii ganacsiga ee halkaasi ka jiray waxaana dadweynaha ay isugu tageen agagaarka buuntada Baardheere ee gobolka Gedo iyagoo wal wal xoogan ka muujinaya dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Baardheere ee gobolkaasi Gedo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa warbaahinta Baardheere la isku weydaarsanayay hadalo kala duwan iyadoo culumada Ahlu Sunna Waljamaaca ay ku adeysanayeen in ay xusayaan Munaasabadda Dhalashada Nabigeena Muxamaed NNKH halka xoogaga Ururka Al Shabaab ay iyana diidanayaan sida ay u xisayaan Culumada Ahlu Sunna nabiga Muxamed CSW.

Waxii warar ah ee ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net hadii Illaah Inoo Saamaxo.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.


http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=5207
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Captain24 »

Cool Poison,

So Al-shabab kicked you guys from Kismayo, and followed you all the way to Bardheere?

Now I believe in the ' Amiirka Jubboyinka iyo gedo' ee Turki.

A lot of Ogadens use that term. Ileen waa niman gedo dhan qabsan rabo :lol: :lol:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Shirib »

Correct name is Ahlul Sade Wal Jamaaca, not Ahlu Suna Wal Sade
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by The_Emperior5 »

Good work let the fighting Contineu Imisa dhawaca imisa dhintay?
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by CoolPoisons »

Captain24 wrote:Cool Poison,

So Al-shabab kicked you guys from Kismayo, and followed you all the way to Bardheere?

Now I believe in the ' Amiirka Jubboyinka iyo gedo' ee Turki.

A lot of Ogadens use that term. Ileen waa niman gedo dhan qabsan rabo :lol: :lol:
gabaryaree why dont U mascaaro Ur fluffly eyes and i will see U tonite. same time as yesterday
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by CoolPoisons »

The_Emperior5 wrote:Good work let the fighting Contineu Imisa dhawaca imisa dhintay?
1 fight between IIdors and they're exterminated. that's how langaab U are
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Captain24 »

Boon poisn, Al-shabab bac mise bac La'aan bay kaa taagan? :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by The_Emperior5 »

CoolPoisons wrote:
The_Emperior5 wrote:Good work let the fighting Contineu Imisa dhawaca imisa dhintay?
1 fight between IIdors and they're exterminated. that's how langaab U are

is barre hiraale comminng back :lol: :lol:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by sadeboi »

captain...all the parties in gedo waa wada Marexaan....waane dad uu dashtey..your need to inject yourself in every convo ba iga daran...


I think nimanka al-itaxaad ayakane waa qalad...xabad in lagu xalliyo waa qalad weyn let them do their mawliid but educate the people.....waa wiil iyo walaalkiis oo suufi iyo al-itaxaad kala ah.
stunnintolive
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 303
Joined: Thu Jan 17, 2008 12:21 pm

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by stunnintolive »

they are not truly fighting for diin but for president sheik killin another sheik do you thing he will go to jannah for killin another muslim person am al against this groups there will be no peace forever madaxee kajiranyihiin
User avatar
Real_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 658
Joined: Tue Oct 12, 2004 3:48 pm
Location: grb airport gedo

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Real_1 »

its about that time
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Somaliman50 »

war dagaal beeleed iyo dagaal diimeed lama kala saari karo miyaa maalmahaan, kooxahaan colaada sii wada wallee diin ma sheegi karaan sababtoo ah dhiigi muslimka ayaa lagu daadinooya.
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by ModerateMuslim »

grave-worshiping sufis - lover of all that's shirk - didn't do anything when the country was invaded by kuffar but as soon as the banner of tawheed is raised they take up arms and go to war?.... they're filthy munafiq mushrikeen.
User avatar
Real_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 658
Joined: Tue Oct 12, 2004 3:48 pm
Location: grb airport gedo

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by Real_1 »

Somali Star ur a liar all Muslims fought the Amxaaro,weather Hawiye,Daarood,Issaq Rahaweyne Sunnis,Salafis,Sufis,Tabliqi Jamaat, some more than others but none the less so get ur facts straight
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ahlu Suna Wal Sade Vs Shiskbab in Bardhere

Post by zingii »

Waxaan u arkaa in laga soo horjeedo Maamulka ay dhisan rabto GEDO oo marmarsiyo walba loo isticmaalayo si meeshaas maamul looga dhisin.

Arintan arin diin ma'aha ee waa mid siyaasad wadata balse magac diimeed huwan. markii la'maqlo kismayo iyo gedo (JUBBA) ayaa maamul loo suubinayaa ayuu dhibka billaawdaa, markii ugu horreysayna ma'ahan. :x

Kaasi waa Fikirka.....>ZINGII
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”