Heeso Cayaal
dhakac dhakac
dhama saliigoow
alaa miyoow
oooo
dayaasee
ka dam damee dashoow bax
aw kuusoow kalaamiyoow
ceeb taraq!
Beegaanka
soo hoobii hee
hala hoo isii
bidix ka dhaw midig ka dhow
....... (I forget the last one)....
gub gub gub
yaa waaye?
nin iyo naag
maxaa rabtiin?
ceeb iyo ceeb!
Oday ayaa caruur dudun hoos harsanaya u yimid, maraaksuu ku yidhi " hal waa yaab, halna waa yaabka yaabkiis halna waa amakaag iyo argagax 1. Dudun aboor baa dhisay waa yaab 2.Misana habeenkii buu dhisaa waa yaabka yaabkiis 3. Hadana candhuuftiisa iyo ciid buu ku dhisaa waa amakaag iyo argagax.
Heeso Heeso!
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Heeso Heeso!
Waaberi band theme song, they will always start with their ruwaayad with !
Waxaad halkan u imaateen caawaad naga heleeysaan, caa waad naga heleeysaan!
-----------------------------
Dhambal iyo salaan
Heesaha macaan
Heeladiyo ciyaarahaa
hugunkaad maqleeysaan
wa howlaheenee
heegan u ahaadaa
----------------------------
The cartoon theme called Yaa zamzam use to start with
Iftax yaa zamzam
Adwaalul naxnul adhfaal!
--------------------------
Guulwadoow siyaad
aabihii garashada
gayigoow------(i forget the rest)
_---------------------------------
Waxaad halkan u imaateen caawaad naga heleeysaan, caa waad naga heleeysaan!
-----------------------------
Dhambal iyo salaan
Heesaha macaan
Heeladiyo ciyaarahaa
hugunkaad maqleeysaan
wa howlaheenee
heegan u ahaadaa
----------------------------
The cartoon theme called Yaa zamzam use to start with
Iftax yaa zamzam
Adwaalul naxnul adhfaal!
--------------------------
Guulwadoow siyaad
aabihii garashada
gayigoow------(i forget the rest)
_---------------------------------
- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Heeso Heeso!
Maqaleey Warlaay Ma laguu waramay
In Ali la dilay
oo Cumar la dilay
Oo dhiig qulqulay
oo dhagari timid
oo warani dhulgalay
Maqaleey Warlaay mala guu warmay
Huunooy Walaal --Ina habaryaree!
yaa ii waramay
Ma walaal keeygaa
waagi hoose iyo waaleey ka yimid
In Ali la dilay
oo Cumar la dilay
Oo dhiig qulqulay
oo dhagari timid
oo warani dhulgalay
Maqaleey Warlaay mala guu warmay
Huunooy Walaal --Ina habaryaree!
yaa ii waramay
Ma walaal keeygaa
waagi hoose iyo waaleey ka yimid
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2130 Views
-
Last post by shimali
-
- 21 Replies
- 3559 Views
-
Last post by guhad122
-
- 1 Replies
- 1214 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 0 Replies
- 1296 Views
-
Last post by Spursman
-
- 0 Replies
- 1348 Views
-
Last post by Spursman
-
- 5 Replies
- 1975 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 21 Replies
- 3374 Views
-
Last post by Samatr
-
- 63 Replies
- 5218 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 3 Replies
- 2142 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 3 Replies
- 1283 Views
-
Last post by djibsomali