Sheekooyinkii Sayid Mohamed
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Sheekooyinkii Sayid Mohamed
Waxa kale oo la sheegay inay laba nin oo uu mid markaa ahaa suldaan ay isku qabteen saldannada reerka, ka dibna sida igu maqaalo ah waxay isula tageen Ina-Cabdulla Xasan, dabadeedna Ina-Cabdilla Xasan ayaa ugu horayn labadii nin maalin casuumay, ka dibna labadii nin ayaa mid sii kaxaystay 100 nin oo isugu jira reerkiisa iyo reerihii kale ee la yaalayba, halka uu kii kalena keligii casuumaddii tegay, dabadeedna Seyidkii baa ninkii keligii yimi ku yidhi "Dhaharow maxaynu ka wada hadlaynaa waxa kaa madaxsan ninka dadkiiba dareersadaye", sidaas ayeyna labadaa nin gartoodu ku dhamaatay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1620 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 8 Replies
- 1543 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 0 Replies
- 1505 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 13 Replies
- 2454 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 7 Replies
- 12668 Views
-
Last post by UkMan9
-
- 30 Replies
- 5960 Views
-
Last post by udun
-
- 27 Replies
- 4549 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 36 Replies
- 8147 Views
-
Last post by AhmedBoqor