Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
Moderator: Moderators
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
Diplomaasiyiintu waxay farriin cad gaadhsiiyeen Xisbiga Kulmiye una soo jeediyen in aanay Dalka Kha
Warkii 15-Mar-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxa wadanka soo gaadhay 10 – 11 March 09, wufuud kala duwan oo ka kala socday dawladaha deeq bixiyayaasha daneeya geedi socodka Dimoqraadiyada Somaliland. Wufuudaas oo ahaa diplomaasiyiin heer sare ah oo ay ka mid yihiin Safiirada wadamada Sweden iyo Great Britain u kala jooga wadamada Kenya iyo Ethiopia. Wufuudaasi waxay la kulmeen Gudiga doorashada qaranka hay’adda Interpeace iyo Axsaabta siyaada si meel la isula dhigo arrimaha doorashada ee fooda inagu soo haya dhowaan.
Waxanu kala hadalay in Xisbiga UDUB diyaar u yahay doorashada waqti kasta oo Kommishanka Qaranku u qabto inay doorashadu dhacdo, iyo inaanu haba yaraatee marna ka codsan Kommishanka qaranka in la kordhiyo waqtiga doorashada..
Waxanu u sheegnay in dib u dhaca doorashada ay noo sababeeyeen gudiga doorashada qaranka iyo deeq bixiyayaashuba, xisbiyadana ku booriyeen inay la yimaadaan isu tanaasul iyo wada tashi (Consensus), si loo dhammaystiro farsamo ahaan iyo maaliyada ahaan wax yaabaha u dhiman in doorashadu qabsoonto waqtiga kooban ee Kommishanku qabtay.
Diplomaasiyiintu waxay farriin cad gaadhsiiyeen Xisbiga Mucaaradka ee Kulmiye una soo jeediyen inuu noqdo macquul, kuna xisaabtamo waaqiciga muujiyana isu tanaasul, nadad gelyadana dalkana aanay khalkhal gelin.(Reasonable and compromise). Maadaama Xisbiga Kulmiye yahay Xisbiga keliya ee diiday inuu saxeexo muddo soo jeedintii Komminshanka doorashooyinka qaranka.
6 April 09 ee ay inta badan Xisbiga Kulmiye ka hadlayo in la bedelo madaxweynaha; madaxweynaha dalku waxu ku yimaadaa doorasho toos ah, waxana lagu bedeli karaa doorasho toos, waana arrin distoorka ka baxsan in dalka loo dhiibo cidaan doorsaho toos ah ku iman. Siyaasada Somaliland waa ka kortay in lagaga arrinsado shir beeleedyo iyo gobolaysi, waxayna u gudubtay nidaamka xisbiyada bdan oo ku tartama hogaanka dalka, si hufan oo dimoqraadi ah.
Sida la wada og yahay waxa heshiis la wada saxeexay dhwexmaray 09 June 08, saddexda Xisbi qaran iyo komishanka oo ah in haddii doorasho qabsoomi weydo waqtigii la isla qaatay, ay duruufo dib u dhac ku yimaaddo doorashada inay dib uga wada tashadaan saddexda xisbi qaran iyo komishanka, waqtiga ay isla gartaana loo gudbiyo guuritda oo aanay waxba ku dari Karin. Qodobkaas oo lagu xadidayey awooda Guurtida waxa maalintaa dareen shaki leh ka muujiyey Xisbiga Kulmiye oo cabsi ka qabay in guurtidu arrinta meel sare ku laasho, laguna raali geliyey in awooda Guurtida lagu koobo waqtiga saddexda xisbi iyo komishanku isla gartaan. Haddaba waa yaabe Xisbiga Kulmiye oo guurtida ku sheegi jirey inuu yahay gole ku dhisan qayrul dastuuri goormuu u macaanaaday??
Arrin kasta oo ku saabsan ka tashiga doorashada waa mi d u taal saddexda xisbi qaran iyo Komishanka qaranka. Xisbiga Kulmiye waxanu u soo jeedinaynaa inay aqbalaan maalinta doorashada loo qabtay, waxii kalena la isaga yimaado sidii ballanku ahaa oo laga wada tashado.
Allaa Mahad leh.
Cumar Jaamac Faarax
Guddoomiyaha Siyaasada Xisbiga UDUB

Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
Kulmiye got a clear warning from Somaliland's close friends. Will Kulmiye turn a blind eye to this or will they try to create qalalaase?
Tough choices ahead for rer Kulmiye. But what is surely known is that, they will never get to the presidential seat from the backdoor as they want to attempt now. B/c that will open a real can of worms and will set the clock back to 1990s.
The international community is fully pleased with the reasons given for the delay of the elections. These reasons are partly the fault of the international community themselves who pulled out of the country after the October bombing and the other issue is partly due to the Somaliland people who registered multiple times. These two events are not the government's fault and two months to sort it out is not a tough ask.
All the stakeholders are understandable to this but it is Kulmiye only and only Kulmiye that wants to put a Isbaaro in the progress of Somaliland's democracy. Is it becoming apparent that they will not win? Or is it something else, we don't know. But what we know is that Kulmiye is the Odd one out today and if Somaliland goes into civilwar, it will be Kulmiye to blame and Kulmiye's leaders will risk to being refered to the International Criminal Court which is currently looking into warlords' case.

- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
waar face ityawle wrote:Kulmiye got a clear warning from Somaliland's close friends. Will Kulmiye turn a blind eye to this or will they try to create qalalaase?
Tough choices ahead for rer Kulmiye. But what is surely known is that, they will never get to the presidential seat from the backdoor as they want to attempt now. B/c that will open a real can of worms and will set the clock back to 1990s.
The international community is fully pleased with the reasons given for the delay of the elections. These reasons are partly the fault of the international community themselves who pulled out of the country after the October bombing and the other issue is partly due to the Somaliland people who registered multiple times. These two events are not the government's fault and two months to sort it out is not a tough ask.
All the stakeholders are understandable to this but it is Kulmiye only and only Kulmiye that wants to put a Isbaaro in the progress of Somaliland's democracy. Is it becoming apparent that they will not win? Or is it something else, we don't know. But what we know is that Kulmiye is the Odd one out today and if Somaliland goes into civilwar, it will be Kulmiye to blame and Kulmiye's leaders will risk to being refered to the International Criminal Court which is currently looking into warlords' case.
kulmiye is gonna win come may 31
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
Abdkarim leave this people alone, as the time moves closer and closer you will see alot more calaacal towards the HJ and Kulmiye
and even Sacad Muse will get targeted 
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
hey one liners. Next time could u work ur brains out a little harder and put something readable.
No one is calaacaling, in fact, the only calaacal I see in the internet is the Maryoalools writing open letters to "Queen of England", the President "Obama" loooooool
Come on folks. Sidaa la ma amaanayn.
Daahir Riyaale will get the extention and will be voted in again. Now what will the Uunsi and the Afcas folks going to do about it? I am sure therer will be a small demo in 26June section of Hargeisa and Eastern side of Burco. That is all. Any illegal demos will be supressed and if Siilaanyo tries to do anything silly, he will be dealt with accordingly. That is what in store.
Daahir Riyaale has the majority support and that including Habaryoonis, Ciise Muuse, Gadabuursi, Dhulous and Warsangalis... Can small Afcas and Uunsi stand against that tall order? In your dreams. Ta ta

Yawle:
Bal inaad jidhxun tihiin riyalahan yaad ka xigtaan horta? Dhulbahante iyo warsangeli may or may not support udub, 50% of gadabbursi do not support udub, cisse muse are irrelevant and the hy can go fuck themselves. As far as the international community everyone knows riyale is their stooge and they have to decide how long they will suffocate the people of somaliland or wether they will remove this stain on humanity. If somaliland goes out of hand what will emerge will be far less concialotory to the interest of the west and their puppets in addis, are they willing to risk that? I doubt it so riyale must go and the people of somaliland must have full sovereignty or else it will be by any means necessary.

- nomadicwarlord
- SomaliNet Super

- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
What the fuck is a kulmiye?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
yawle wrote:hey one liners. Next time could u work ur brains out a little harder and put something readable.
No one is calaacaling, in fact, the only calaacal I see in the internet is the Maryoalools writing open letters to "Queen of England", the President "Obama" loooooool
Come on folks. Sidaa la ma amaanayn.
Daahir Riyaale will get the extention and will be voted in again. Now what will the Uunsi and the Afcas folks going to do about it? I am sure therer will be a small demo in 26June section of Hargeisa and Eastern side of Burco. That is all. Any illegal demos will be supressed and if Siilaanyo tries to do anything silly, he will be dealt with accordingly. That is what in store.
Daahir Riyaale has the majority support and that including Habaryoonis, Ciise Muuse, Gadabuursi, Dhulous and Warsangalis... Can small Afcas and Uunsi stand against that tall order? In your dreams. Ta ta
Caqligo kama Koro 94, The pain saleeban gaal and Muse Biixi caused in the 90s must be still roaming around in the backs of our minds
Riyaale dont have any support from his own people samaroon,. with nearly 50% of them supporting Kulmiye, and the Sacad Muse you refer Uunsi to is the only powerhouse in Hargeisa, if Kulmiye or Hj wants anything from hargeisa, we ask the Rulers of hargeisa for support, not the Qamandi starving Gabooye!!!!
Kulmiy's Supportters at the moment, Habar jeclo 80% sacad Muse 80% Samaroon 40% Ciise 80% Arap 50% and even Some Qamandi are running after Mujaahid Silaanyo
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
KULMIYE, UDUB are political parties not clan entities. 
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
ninyow magac mujaahidka Yawle iska dhig ooo soo qaado Cawl ama Sulub mid ka mid ah kuwu Riyaale wasooo.
- Netanel
- Posts: 238
- Joined: Sun Mar 08, 2009 5:33 pm
- Location: I live and die for allah For the pleasure of Allah
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
This shit is fixed UDUB will again
Re: Is Kulmiye pushing the envelope a little too far?
No Laan Gaab will ever lead Somaliland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 67 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 15 Replies
- 3169 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 5 Replies
- 1731 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 1 Replies
- 861 Views
-
Last post by Xaldoon
-
- 1 Replies
- 319 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 5 Replies
- 1162 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 631 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 38 Replies
- 5638 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 2 Replies
- 412 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 2 Replies
- 395 Views
-
Last post by eyes-only