P.I.S welldone keeping puntland secure

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by Bicir100 »

Xamud. wrote:Bicir
Waryaa ceeb nadisyahow! isku xishood maxa gabarta u cayneysa? teeda kale is cadde yaad tahay? haadi kale shabad "sheegato" ba kugu dhageyso
Horta ninyahow waa yaabe, ileen dadku isku dhaqan maaha, waryaa anigu nin reer mudug ah ee reer aadan mahad farax shirwac ah baan ahay waana dhaqan xumo naag arimo qabiil ka hadleysa ee raga ku leh aftirso. Ninyahow ileen iidoor iyo sayidkuba waxay majeerteen "nasakh" iyo "murama naagoodle" ugu sheegaan waxay arkeen noociinaan oo kale. Dhinacayga naagii ninkii u galmada unbey la qabiil tahay<<waxaa un kaliya ee gemini iyo lamidkeeda naga dhaxeeya waa sariirta.
Kaalay horta waxa meesha ku jira ma zinzibaari baa wuxu dhaqan xumaa. Nin raga bay leeyihiin naag la tirso
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by gemini07 »

Nin ha isku sheegin ,yaa naga aamusiya waxaan?!!

Nin ragg ah cay iyo aflagaado iyo oohin ,calaacal etc. laguma yaqaano .Orad is xabaal :arrow:
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by Bicir100 »

gemini07 wrote:Nin ha isku sheegin ,yaa naga aamusiya waxaan?!!

Nin ragg ah cay iyo aflagaado iyo oohin ,calaacal etc. laguma yaqaano .Orad is xabaal :arrow:
gemini waligaa maluguu leefay huuno :kiss:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by gemini07 »

Bicir100 wrote:
gemini07 wrote:Nin ha isku sheegin ,yaa naga aamusiya waxaan?!!

Nin ragg ah cay iyo aflagaado iyo oohin ,calaacal etc. laguma yaqaano .Orad is xabaal :arrow:
gemini waligaa maluguu leefay huuno :kiss:

Markaa lagaa adkaado baad waxaan laguu dirsan ka shaqeeysaa ,bastarada ku dhashay orad leef :arrow:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by sheekh-Farax-zero »

gemini07 wrote:Markaa lagaa adkaado baad waxaan laguu dirsan ka shaqeeysaa ,bastarada ku dhashay orad leef :arrow:
yareey

Ignore this this raghead, if you have respect for your self
Last edited by sheekh-Farax-zero on Thu Mar 26, 2009 5:08 am, edited 1 time in total.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by Xamud. »

Bicir100 wrote:
Xamud. wrote:Bicir
Waryaa ceeb nadisyahow! isku xishood maxa gabarta u cayneysa? teeda kale is cadde yaad tahay? haadi kale shabad "sheegato" ba kugu dhageyso
Horta ninyahow waa yaabe, ileen dadku isku dhaqan maaha, waryaa anigu nin reer mudug ah ee reer aadan mahad farax shirwac ah baan ahay waana dhaqan xumo naag arimo qabiil ka hadleysa ee raga ku leh aftirso. Ninyahow ileen iidoor iyo sayidkuba waxay majeerteen "nasakh" iyo "murama naagoodle" ugu sheegaan waxay arkeen noociinaan oo kale. Dhinacayga naagii ninkii u galmada unbey la qabiil tahay<<waxaa un kaliya ee gemini iyo lamidkeeda naga dhaxeeya waa sariirta.
Kaalay horta waxa meesha ku jira ma zinzibaari baa wuxu dhaqan xumaa. Nin raga bay leeyihiin naag la tirso
Waryaa xaal baa ku qabanayo wayo Gemini marna waa naag Majerteen ah marna Mahad qoyane baa reer abti u ah. Teeda kale dumarka lalama tirsado ba ledahay "ma lagu leefayna" waa ledahay? ninyahow ariintu halkee ka xumatay :lol: isku xishood ninyahow oo edeb darada iska dhaaf.

Meesha waxad la so gashay dad ba la gaday oo waa argagixso! wax argagixso la yiraahdo Puntland ma joogta ee burcaad lacag doon ah oo danyarta uu xoog sheeganayo! car waa taa nin Beelaha Puntland ka dhashey xiran? kuma dhacan wayo balaaya ka raceysa
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by Bicir100 »

horaa loo yiri ciyaal hadaad lugahaa tustid futadoodey ku tusaan, hada kan yaroo farax marane wata saasuuba igu noqday.
Xamud abti walee meel xun baad iga taabatey gabadha foorjeyn baa naga dhaxaysay laakiin marba hadaan abti u ahay xaal gobeed baan dhiibey. Gemini abti boqorad baa tahay walee hada kadib saa rabtid yeel walee inaan cidina kula hadli karin.

Xamud ninka wadaadka ah ee la qabtey waa dhulbahante, madaxweyne ku xigeenka ee marka la qabanayey ahaa kusii sugaha talada puntland maadaama u faroole dalka ka maqnaa, ayaa arinta ka hadley ee yiri wadaadka hadii wax lugu waayo waanu siideyn. Marka arinku maaha qabiil ee puntland dad badan ee raba iney wax musuq maasuqaan baa jooga kuwaana waa in gacan bira la iskaga qabtaa. Dhalinyarada s.net xamaasad unbaa haysaa badankoodna waaba reer kismaayo marka arinka war kama hayaan.
User avatar
Netanel
Posts: 238
Joined: Sun Mar 08, 2009 5:33 pm
Location: I live and die for allah For the pleasure of Allah

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure

Post by Netanel »

How are those p.i.s.s head keeping puntland safe when they are selling our somali brother to kuffars
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”