Qiso yaab leh Gabar udhalatay Dalka K/Afrika ayaa isku daldashay jaceyl ay uqaaday wiil Soomaaliyeed kadib markii ay kuguul dareesatay jaceylkeeda.
Aduunyow waayo badan maxaa waagii baryaba war iyo wacaad keentaa waa qiso yaab leh gabar jaceyl dartiis nafsadeeda ma isdhaafsiin lahyd sida ay gabadhan sameesay .
botisha oo ah gaber 18jir ah kuna nool magalada cape town gaar ahaan xafada MOMAR ayaa waxa aay mudo 3 bil ka hor jaceyl u qaaday wiil somaliyed oo lagu magacabo hashim axmed oo ah 24 jir gabadhaan ayaa mudo 3 bil ka hor warqad usoo qortay wilkan somaliyed, waxayna u soo bandhigtay inay jaceyl u qabto aad u dooneyso inay la ku lanto haashim nasiib xuma luqada Engish ka magaranayo balse waxaa uu warqadii ula ta... wiil sxbkis ahaa oo lagu magacabo c/naasir xasan xaaji oo luqada aad u yaqaan hashim ayaa arintaan aad ula yaabe balse sxbkii c/nasir ayaa kula taliye inuu gabadhan wax la qabto inkastoo sxbadii kale aay aad uga biyo diiden inuu xiligaan qof ajnabi ah niyadisa siyo hashim ayaa go,aansaday inuu iskaga amuso gabadhan madama uusan luqadeda garaneen.
Gabadhii botisha ahed ayaa marki aay jawaab ka wayse haashim waxaa u surta gashay inay hesho telphone ka haashim durba waay la xariirtay waxayna ku iriti waan kuu imanaa haashim ayee ugu timid xili uu ku sugnaa gobtisa ganacsi hashim iyo sxbkis oo wada jooga c/nasir ayaa gabadha ku qanciye in manta laga bilaabo hashim jaceylka aay u qabto tixgalin sinayo waxna uu la qabanayo botisha oo aad u qanacsan ayaa xafadedii dib ugu naqatay.
hashim wali kuma qanacsano diyarna uma ahan inuu la wadaago wax jaceyl ah gabadha balse arinta sidaa waxaa u dhi...o c/naasir oo ah turjuban ki u dhaxeye wilka iyo gabadha asagoo ku qancinayo gabadha wilkan sidaa u jeceshahay iyo si ka daran ayuu kuu jecelyahay iyo erayo la mid ah,
sidoo kale botisha iyo hashim, waxaa laga ogaday xafada dhan in aay aad u jeceshahay wilkan somaliga ah xita waxaa dhacday hoyada gabadha dhashay inay arintas maqashay.
sidoo kale, maxamad jimcaale oo ah wiil hashim aderkis dhalay ayaa arintan maqlay asagoo hashim kula taliye inuu gabadhas faraha ka qaado oo xitaa telka uusan ka qaban, maxamad oo ka baqaye inay walaalkis dhibatoyin uga yimadan dhanka gabadha walidkeda madamada aan dalkani laga jacelayn dadka ajnabiga ah.
hashim wuxuu gabadhi mudo ka dhumalestay waxaa dhacday inay malin wadada uga hor timid iyadoo ka codsatay inuu la hadlo haashim wuu ka cudur dartay wuxuna u she... in aad u dahayo xiligan balse xili kale is arki donaan.
botisha wali maquusan waxa aay habinimadii jimcaha 8.30 timid dukanka hashim,
hashim oo xiligaas shaqo ku jiray ayaa bananka ugu soo baxay asagoo aad uga caraysan imashada gabadhaan, wuxuu u she... inuusan waxbo laqaban karin balse nasiib daro, botisha aad uma fahmin erayada haashim botisha
waxa aay telka ka wacday c/naasir oo xiligaas qolka gadaal ku jiray kana codsatay inuu u yimaado, c/naasir ayaa u yimid gabadhi kuna qanciye inay iska hilmamto wilkan madama uusan diyar u aheen xiligan inuu gursado ama uu wax la qabto.
gabadhii botisha aheed ayaa aad uga murgotay guul darada waxay go,aansatay inay nolasheda gabto,
malin kadibna waxaa dhacday in gabadhii suuliga xarig ku xirato kadibna is marjiso,
si kastaba ha haate dhalin yarta somaliyed ee ku nool dalka k/afrika ayaa malmahii ugu danbeye hadal haye dhacdadaan yaab ka leh,
sidoo kale haashim ayaa iskaga cararay xafadii MOMARE ee uu dagana iyo goobtisii ganacsi kadib markii uu maqlay in gabadhii nafteda ku qamartay Sida uu kuwaramay wariye C/laahi Xaaji Xuduu,
ilaa iyo hadana lama garanayo halka uu hashin ku danbeye.aqristow hadii ay kugu dhacdo qisadan o kale maxaad sameyn laheed .waxaa xusid mudan . waa markii ugu horeyse ee gabar u dhalatay dalkani k/afrika aay isku disho jaceyl loo qabo wiil somali ah,waxaan ajira dhalinyaro badan oo guursaday gabdho udhashay dalkan K/Afrika ama ay jaceyl wadaag yihiin balse arinta ay gabadhani kudhaqaaqday ayaa ah mid kucusub dhalinyarada Soomaaliyeed ee kunool mdalkan K/Afrika .
South Africkan Girl Commits Suicide For A Farah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- zulaika
- SomaliNet Super
- Posts: 9569
- Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
- Location: more money...more problems solved!!
Re: South Africkan Girl Commits Suicide For A Farah
i don't believe you can die of "jaceyl"...but u might kill for love. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: South Africkan Girl Commits Suicide For A Farah
This sounds one of those duck tales



Re: South Africkan Girl Commits Suicide For A Farah
zulaika wrote:i don't believe you can die of "jaceyl"...but u might kill for love.
zuli,
I can see you in the kill bill suite.

- zulaika
- SomaliNet Super
- Posts: 9569
- Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
- Location: more money...more problems solved!!
Re: South Africkan Girl Commits Suicide For A Farah
lool. naa that woman is vicious..bisnka i can never be like that.. i am not capable of killing someone(physically)ms.naliaa wrote:zulaika wrote:i don't believe you can die of "jaceyl"...but u might kill for love.
zuli,
I can see you in the kill bill suite.
![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 95 Replies
- 6840 Views
-
Last post by Arsenal_Man
-
- 38 Replies
- 3468 Views
-
Last post by S_lander-boy
-
- 129 Replies
- 12007 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 0 Replies
- 546 Views
-
Last post by Advo
-
- 21 Replies
- 2018 Views
-
Last post by ali military
-
- 1 Replies
- 756 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 9 Replies
- 1180 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 2 Replies
- 769 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 569 Views
-
Last post by Kramer
-
- 6 Replies
- 977 Views
-
Last post by IRONm@N