100s of Maakhiri students attending Makerere University

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

100s of Maakhiri students attending Makerere University

Post by Ahmed-Gurey »

Image

Ugandha:-Wararka aan ka helay qaar ka mida Ardayda Reer Sanaag ee Wax ka bartta Dalka Uganada ayaa soo xaqiijinaya inay yihiin tirada ugu badan ee Jaamacadaha soo Camidha qaybohooda kala duwan waxaana sanadkan oo keliya ku biiray Jaamacadaha Uganada Boqolaal Arday oo Reer Sanaag kuw aasi oo kala Yimid Magaaloyinka,Badhan,Cerigaabo , Dhahar, Hadaaftimo, Ceelbuh ,Xinaglool,Buraan ,Bosaso iyo Magaalada Hargaysa ee Dhinaca Gobolada Waqooyi Galbeed Dhamaan Ardaydaasi waxa ay wax ka bartaan goobaha kala duwan ee Jaamacadaha Ugandha sida uu Noo sheegay Mid ka mida Ardaydaaso oo lugu Magcaabo Mr Jeeg isla markaasina ka mid ahaa Ardaydii ka tagtay Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Image
Image
Image

Dhahar.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”