Ogaden Hadaan Ahay Dad waa u amar sareeyayee.
No ?
DNA Superiority
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: DNA Superiority
ofcoarse
Ogaadeen haddaan ahay dad waw amar koreeyaaye
Oo ubaxa baarkaan ihiyo awrta Haashimahe
Abtirsiinaday waxay gashaa odayo waaweyne
Halkaan uga arooraana waa odayga Daaroode
Rasuulkii udgoonaana waa ina adeerkay e
Sayidkii Axmed ahaana way awow rumahe
Ibraahiim Rashiid aabahay odagi weeyaane
Asaxaabihiii oo dhan baan ehel wadaagnaaye
hadba anigu qoyskaan ahaa loo irkanayaaye
Nin Amxaara mooyee intii edeg adduun joogta
Islaameedku wuxuu ii yaqaan Ehelu khayrkiiye

why didnt i live markuu ogaden somali oo dhan amrayey uu sanka ka heystay.

Re: DNA Superiority
Our new generation will bring back that. sit tighthanqadh wrote:why didnt i live markuu ogaden somali oo dhan amrayey uu sanka ka heystay.![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 712 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 33 Replies
- 3022 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 7 Replies
- 1189 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 2 Replies
- 1359 Views
-
Last post by manarab
-
- 2 Replies
- 592 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 16 Replies
- 2152 Views
-
Last post by Username1
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by udun
-
- 3 Replies
- 724 Views
-
Last post by mrdegdeg
-
- 60 Replies
- 11349 Views
-
Last post by Kaafiye
-
- 186 Replies
- 10745 Views
-
Last post by Somalistan