PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by gemini07 »

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... /PIS.shtml

PIS oo lagu amrey iney ka guurto Xaafad ku taal Bosaso
4 Apr 4, 2009 - 7:00:48 AM



Kadib markii mudahaaradyo rabshado wata ka dhaceen Bosaso 23 March,2009 kuwasoo yimid markii ciidamada PIS ka qabteen magaalada bartankeeda nin wadaad ah ayaa waxaa soo baxey warar sheegaya in MGPL dib u eegayo howlaha loo igmadey hay'adaan oo ku magacaaban sirdoonka.

Hayáda PIS oo hoos timaada madaxtooyada Puntland sharci ahaan ayaa waxa talabadii ay kusoo qabteen ninkaan wadadka ah ka careysiisey madxda maamulka iyo shacabka guud ahaan tasoo sababtey in Xukumadu saarto guddi soo baara.

Kulamo madaxweynaha Puntland la qaatey madaxda hayáda PIS ayaa lagaga hadley sida soo gareysa GO sidii ay ugu shaqeyn laheyd shurucda u taal MG-ka islamrkana aysan qaadi karin talaabo dambe oo madaxtoyada Puntland ka warqabin.

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland ayaa wareegto kasoo saarey in hayáda PIS ka guurto xaafada laanta hawada oo ku taal bartamaha Bosaso talabadaas oo la filayo in shacabka magaalada soo dhoweyn doonaan.

Waregtada madxweynaha aya sidaan u qoreyd oo nuqulkeedu soo gaarey GO:

Wareegto L12 oo soo baxdey 4 April ayaa Madaxweynaha DGPL kadib markii uu arkey warbixinta baaritankii ay sameeyeen gudigii Wasiirada ahaa oo loo magacaabey dhacdadii nabad galyo xumo ee ka dhacdey Bosaso 23 March 2009, lana tixgaliyey cabshooyin isdaba-joog ah oo ka imaanayey dadweynaha ku nool xaafada laanta Hawada ee Bosaso oo ku aadan xafiiska labaad ee PIS-ta ee ka furan laanta Hawada ayaa Madaxweynahu amar ku bixiyey in Hay'ada PIS isugu wareegto xafiiska ay ku leedahay xaafada Biyo Kulule oo u dhow Madaxtoyada lana xiro xafiiska laanta Hawada si loo sugo amanka Hayáda, magaalada Bosaso, loona xaqiijiyo xasiloonida guud waxaa hayáda PIS la siiyey in muddo Todoba cisho ah kaga guuraan halkaan.

Wareegtadan ayaa waxaa ku sixiixnaa Madaxweynaha DGPL

GAROWE ONLINE

----------------------------------------------
:up: :up: :up:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by hanqadh »

gemini07 your the most active member on puntland section yet your not from there :P gobolka wardheer will be free stop dreaming about bosaso :lol: :up:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by gemini07 »

hanqadh wrote:gemini07 your the most active member on puntland section yet your not from there :P gobolka wardheer will be free stop dreaming about bosaso :lol: :up:
Liiska Xildhibaanada Gobalka Mudug
Magaca Xildhimaanka Beesha Isimka Saxiixay

Xirsi Cabdi Oog :Cumar Maxamuud :Garad Maxamed Cilmi Shirwac
Siciido Geele Diiriye : Cumar Maxamuud :Garaad Maxamed Cilmi Shirwac
C/laahi Khaliif Xaashi :Leelkase: Wakiilka Ogaas MAxamed
C/rashiid Maxamed Xirsi :Leelkase : Caaqil Maxamed Guudle Muuse
Ibraahim Cilmi Warsame :Nuux Gubraahil :Suladan MAxamed Suldaan Maxamuud
Axmed Jaamac Cabdule :Awrtable: Ogaas Cumar Geele
Xasan Xaange Maxamed :Reer Bicidyahan : Suldaan Xasan Cali Baale

We also have a few ministers :up:

I am from Hawd and Puntland ,My people have relocated :lol: :up:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by hanqadh »

waan fahmay oh well more room for us :twisted: MUDUG..mmm.... so you'll be leaving oil and gas rich wardheer region for dry mudug and hot bosaso... :mrgreen:

Image

ps: why delete my other comment, its the truth. :mrgreen:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by gemini07 »

Wardheer,Puntland plus South Somalia .Meelwalba waan deginaa :lol: :up:

I deleted your other comment because it was offensive.Don't you know Faroole doesn't play ?
iskajir mandhoow :up:

Absame lived in Bari apparently before moving to Hawd,i bet you guys regret that now :mrgreen:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by hanqadh »

gemini07 wrote:Wardheer,Puntland plus South Somalia .Meelwalba waan deginaa :lol: :up:

I deleted your other comment because it was offensive.Don't you know Faroole doesn't play ?
iskajir mandhoow :up:

Absame lived in Bari apparently before moving to Hawd,i bet you guys regret that now :mrgreen:
:lol: :lol: :lol:
no we dont......we went in search of greener pasture and to conqour more lands and we did,.... look at how spacious we are from hawd to kismayo to ras kamboni to near mombasa and lamu in kenya....if its the ethio's your talking about :mrgreen: well thats plain luck ain it but the land is great thats why we ain moving anywhere.
RebelLion1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 646
Joined: Tue Mar 10, 2009 12:35 am

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by RebelLion1 »

Good move, now the government can keep an eye on their activities.
Mr. Yungnfresh
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6956
Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
Location: In Xamar Stealing My Stuff Back

Re: PIS ordered by Faroole to leave Bosaso

Post by Mr. Yungnfresh »

Those CIA-funded bastards need to either report directly to Faroole or get the FUKK out of Puntland
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”