By Somalimirror on 16 Apr, 2009 3:13 PM in Main, Wararka
Iska hor’imaadyo si rasmi ah loo ogeyn cidda ay u dhaxeeyaan iyo khasaaraha ka dhashey ayaa ka dhacey qeybo ka mid ah Degmada Hodan & Xararyeele ee Magaalada Muqdisho.
Waxa ayna iska hor’imaadkani imaanaya Xilli Saaka Jidka Warshadaha lagu diley Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka MMIS Garabka Sh C/qaadir Cali Cumar ee DKMG ah la midoobey.
Inta u dhaxeysa Warshadii hore ee Gaashandhiga iyo Stadium Muqdisho ayaa la dhigay Ciidamo, kuwaas sida Wararka qaar aanu ku heleyno baaritaano kale duwan sameynayey.
Waxa sidoo kale jirta in la weerarey ilaa 3 Guri oo ku kala yaala xaafada Xamar Jadiid iyo Black Sea, khasaare aan si rasmi ah loo ogeyn cadadkiisa ayaana ka dhashey.
Ma jirto cid madax banaan oo arimahan ka hadashey amaba sheegatey, basle waxa ay u muuqdaan falal ku cusub Magaalada Muqdisho oo dhibaatadoda leh.
Ma jirto cid ilaa iyo hadda hakintan arimahan u istaagtey oo ka hadashey Saxaafada, basle waxaa looga fadhiyaa cid walba oo wax ka geli karta amaba isu aragta inay qaboonjin karto inay u istaagto.
May Allah kill them everywhere in the city.


