Guddoomiyaha cusub ee Guddida joogtada ee Golaha Guurtida Mudane C/laahi Ibraahim Xirsi [Dhugad],
Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Isbedel Aan La Filayn Lagu Sameeyey Iyo Gudoomiyihii Hore Ee Guddida [Xaaji Cabdi Waraabe] Oo Madashii Aan Ka Soo Xaadirin, Yaase Lagu Bedelay?
Hargeysa (Oodweynenews)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland kulan ay yeesheen xarunta Golaha waxa ay Guddoomiye ugu doorteen Mudane Cabdillahi Ibraahim Xirsi [Dhugad] oo ka mid ah xubnaha guddida joogatada ee Golaha, waxaana kulankaas ka baaqsaday oo aan ka soo qaybgalin Md Xaaji Cabdi Xuseen ( Cabdi Waraabe ) oo isugu ahaa Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida.
Waxaana tallaabadaasi ka dambaysay ka dib markii Guddoomiyaha golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan uu axadii toddobaadkan Isku shaandhayn ku sameeyey xubnaha guddi hoosaadyada golaha, ayaa Guddida joogtaduna waxa ay ka mid ahayd guddiayadaas isbedelka weyn lagu sameeyey, waxaana markii u horaysay guddoomiyaha gudida joogtada xubnaha guddidaasi u doorteen Cabdilaahi Ibraahim Xirsi Dhugad, waxaa sidoo kale gudoomiye cusub loo doortay guddida arimaha gudahan Cabdisalaan Maxamed Siciid.
Waxaanay labadaasi guddi hogaanka cusub ku doorteen kulano ay maalintii doraad ku yeesheen xarunta golaha.
Guddoomiyaha guddida joogtada oo uu muddo dheer Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe), isla markaana ka mida xubnahacusub ee gudida ayaan isagu ka soo xaadirin madasha ay guddida joogtadu ku dooratay guddoomiyaha cusub Cabdilaahi Ibraahim Xirsi Dhugad, xoghayena ugu doorteen Maxamed Wali warsame.
Dhinaca kale guddida arimaha gudaha ayaa iyaguna jagooyinkaa u doortay,waxayna u qornayd qoraalkoodu sidan: “ mudanayaal anagoo ah xubnaha guddida gudaha, Nabadgelyada iyo difaaca ee golaha Guurtida waxaanu guddoomiye iyo xoghaye u dooranay:
Cabdisalaan Maxamed Siciid Guddoomiye, 2. Yuusuf Sh Axmed Nuur xoghaye.
Sidaa darteed waxaanu idin soo gudbinaynaa guddoomiyaha iyo xoghayaha guddida Arrimaha gudaha nabadgelyada iyo difaaca ee kor ku xusan.
Magacyada guddida Saxeexay:
Cabdisalaan Maxamed Siciid guddoomiye
Yuusuf Sh. Axmed Nuur
farxaan ciise ubaxle
Siciid shire Xuseen
Maxamed Jaamac Abokor
Sh. Cabdiraxmaan Cabdi Faarax
Caydiid Cabdi Maxamed
Sh Khaliif Gudaal
Xasan Cumar Axmed
Maxamed Nur Sugaal
Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac
Dhinaca kale guddi hoosaadyada arrimaha bulshada, shuruucda, dhaqaalaha iyo arimaaha dibadda ayaan iyagu weli dooranin xubnaha hogaanka
Oodweynenews.com Desk
War degdeg: Md Xaaji (abdi Waraabe) oo la Bedelay!
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
Re: War degdeg: Md Xaaji (abdi Waraabe) oo la Bedelay!
Yaase Lagu Bedelay?
Guddoomiyaha cusub ee Guddida joogtada ee Golaha Guurtida Mudane C/laahi Ibraahim Xirsi [Dhugad],
Oo ha beesha Reer Sugulle ee Habr Yoonis ee Gobolka Togdheer Burco
Born in Burco
Voted against Rayale extention last month
So will this mean that Silanyo and Kulmiye have another key figure in Golaha Guurtida that they can trust in? who knows maybe ....
the fact is that Dhugad is holding all the cards to his hearts, but did he vote against Rayale because he supports Kulmiye and Silanyo?, or does just hate Rayalle?, or does he support Silanyo because waa nin Reer Burao just like him?
is interesting how it plays out, all I now is that Haji Warabe used to run things for Rayalle and Egal and his the oldest issaq man living, at a age of 100 something, he has survived 3 governments fagash, Tuur/Egal, and Rayale and that anyone who get his postion is a big palyer in Somaliland politics.
Dhugad

Dhugad is a SNM mujaahid snm , in particular his campiagn during the H.Y Vs Ogadeen war, the man have killed at least 100 Ogaadeens. The funniest was when he was riding his pick-up in the Hawd and saw 2 ogaadeens sheltering under a tree , he reversed his care and made sure he run them over both before he continued his driving to Burco.
Last edited by XKeyse_ on Thu Apr 16, 2009 1:09 pm, edited 1 time in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: War degdeg: Md Xaaji (abdi Waraabe) oo la Bedelay!
It's about time odayga daciif ka ah got replaced.
Now lets wait for the day he stops breathing, God has given the man many years which have been of no use.
Now lets wait for the day he stops breathing, God has given the man many years which have been of no use.
Re: War degdeg: Md Xaaji (abdi Waraabe) oo la Bedelay!
you forget one thing.. Cabdi Waraabe was pro-British too he was installed as a Caaqil in 1935 during the reign of Sultan Diiriye the great-grandfather of the modern ciidagale sultan.
Re: War degdeg: Md Xaaji (abdi Waraabe) oo la Bedelay!
Xaaji Waraabe 
At least he is more responsible than the crazy sultaan Garxajis is having these days,
Ciidagale
Habar Yonis 
get your acts together
Cali Gaab you dont know this man , he has been of no use kulahaa
by the way is more than 100 , Siilaanyo is over 70 and call this guy adeer.
AbdiWaraabe was 108 years old in 2007

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 903 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 13 Replies
- 850 Views
-
Last post by Bagamundo
-
- 1 Replies
- 706 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 6 Replies
- 938 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 17 Replies
- 1425 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 2 Replies
- 748 Views
-
Last post by L@fweyne
-
- 3 Replies
- 589 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 18 Replies
- 1492 Views
-
Last post by KyrieJama