Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka ayaa sheegaya in iska hor imaad la isu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan uu ka dhacay Deegaan lagu magacaabo Buulo Xaaji oo dhaca duleedka Magaalada Kismaayo.
Waraka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in iska hor imaadkaas uu sababay ilaa iyo hada dhimashada ilaa afar ruux iyo dhaawaca 9-kale, waxaana ilaa iyo hada la ogeyn sababta uu dagaalka ku bilowday.
Dagaalka ayaa ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Buulo Xaaji waxaana dagaalka uu ahaa mid si weyn looga dareemay gudaha Magaalada Kismaayo.
Faah faahin rasmi ah lagama haayo dagaalka, hase yeeshee waxay wararku sheegayaan inuu dagaalka dhex maray Hogaamiye ka tirsan Kooxda Raaskambooni oo Ciidamo uu watay ay weerareen Mucaskarka Caanoole oo ay ku mataaneysan yihiin Maamulka Islaamiga Kismaayo.
Maalmihii u dambeeyay ayaa Magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayo khilaaf ku saleysan xagga maamulka, iyadoona dhinacyada Islaamiyiinta ee ku mideysan Maamulkaas ay aad isugu khilaafsanaayeen arrimaha Maamulka oo waqtigiisa uu dhamaaday.
Hooyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
og khawarij vs punani khawarij
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: og khawarij vs punani khawarij
MJ vs OG who'd thought? waxaan xizbul islaam waa ururo qabaail oo shaar dimeed xiran sxb not hard to tell ,i see al shabab as the only true qabiil-free movement
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: og khawarij vs punani khawarij
war umada ha habaabina..buuloxaaji-cawrmale malitia attacked by mucaskarka canoole.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Real_1
-
- 1 Replies
- 560 Views
-
Last post by Colonel
-
- 10 Replies
- 649 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 52 Replies
- 2266 Views
-
Last post by Son_of_Somalia