"Marka laga soo quusto kii aanu dadka oo dhan raacinay, marka wajiyadayada Kulmiye lagu eegto ee lagu doorto oo shacabku iyaga oo anaga na aaminsan ay doortaan oo waxa aanu ognahay ay kaga soo bixi doono, markaa sow cidda eedda yeelanaysaa maaha qoladayada meesha iska joogta, markaa waxaanu leenahay waar ama hala idinku doorto oo dadku ha idiinku badheedhaan oo sareedo waxaad u haysaan hor dhiga, laakiin wajiyadiina iyo magacyadiina hala idinku doorto. Illaahaybaan idinku dhaariyee ma qofka diiwaangelintii run ka sheegi kari waayay, ee ummadooda uga sheegi kari waayay dhibaatada doorashada hor taagani in ay tahay diiwaangelintii aynu sharciga ka dhiganay ayaa leh dawladi ma jirto.” Ayuu yidhi Muj. Cali-gurey
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62


