Mucaskarka Alfurqaan oo duulaan ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole… Suldaan Beesha Cawramalle/Warsangali oo ka hadley weerarka lagu soo qaadey…
Kismaayo: Mucaskarka Alfurqaan ayaa waxay dagaal ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole oo ahaa meelihii sida aadka looga taageeri jirey, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Dagaalka shalay ka dhacay Cabdalla Biroole ayaa waxaa ka dhashey dhaawac iyo dhimasho lagu qiyaasey ilaa iyo 5 dhimasho ah, iyo 15 dhaawac ah.
Suldaanka Beesha Cawramale Xuseen Hafow ayaa warbaahinta Dhahar Online isagoo maanta ku sugan deegaankii dagaalka lagu soo qaadey isla markaana ay kusoo qaadeen koox magac diineed huwan oo beel ahaana u dagaalameysa. Suldaanka ayaa sheegay in beeshan aytahay mid lasoo marin habaabiyey oo ay beel kale soo adeegsatey. Suldaanka ayaa sheegay in arintani ay wadaan sidii loo dhex dhexaadin lahaa. Haseyeeshee beel waliba ugu baaqey iney aado meeshii ay ka timaadey.
Beesha Cawrmalle/Warsangali ayaa waxaa laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo gurmad aad u fara badan oo kasoo ruqaansadey deegaanada Buulo Xaaji iyo Kismaayo. Waxaan idiin soo gudbin doonaa wareysiyo/sawiro dhawaan, hamoogaanin….
Dhahar radio
Suldaan Beesha Cawramalle oo ka hadley weerarka l
Moderator: Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
-
- SomaliNetizen
- Posts: 862
- Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
- Location: RED SEA
Re: Suldaan Beesha Cawramalle oo ka hadley weerarka l
We must support Beesha Cawrmale as they defend their expansive territory from those Mooryaans under the cloak of religion.
How sad that people employ religion as a tool to conquer others and loot their property. Warsangeli Diaspora must raise $100s of thousands for Beesha Cawrmale /Cismaan Ibraahim to buy weapons and defend their territory.
How sad that people employ religion as a tool to conquer others and loot their property. Warsangeli Diaspora must raise $100s of thousands for Beesha Cawrmale /Cismaan Ibraahim to buy weapons and defend their territory.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Suldaan Beesha Cawramalle oo ka hadley weerarka l
oo lamagac Baxday Dhahar (Erayadii iyo Laxankii Saalax Codkii iyo musikii Guuleed)
DHAGAYSO----Wareysi Xasaaasi ah oo aanu la yeelaney Afayeenka Beelaha Warsangali/Cawramale oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanka Cabdalla Biroole…
Kismaayo: Wareysi aanu la yeelaney Siyaasiga weyn ee deegaamada Jubada Hoose Ibraahin Goobweyn oo isla markaana ah afayeenka beelaha ku dagaalamay deegaankaas beel ka mid. Afayeenka ayaa sheegay in kooxda shalay dagaalka kusoo qaadey ay tahay koox huwan magac diimeed ee Alfurqaan kuna eedeeyey in ay beelyihiin. Afayeenka ayaa tilmaamey in xalka kaliya jira meesha uu yahay in ciidamada deegaanka ay joogaan kuwa kalena laga hor qaado. Markaasna uu wada hadalka furanyahay. Afayeenka ayaa ugu baaqey beelaha Sanaag iyo G. bari iney ay ogaadaan walaalohood Jubada Hoose
http://www.dhahar.com/wareysi/wareysiIb ... oobweyn.rm

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 712 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 1 Replies
- 808 Views
-
Last post by Murax
-
- 46 Replies
- 3060 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 9 Replies
- 810 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 8 Replies
- 1119 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 330 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 1519 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 9 Replies
- 1091 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 13 Replies
- 1646 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 5 Replies
- 1884 Views
-
Last post by Somalistan