Here are some excerpts from his speach..
Maanta in barlaman yiraahdo Shareecada Islaamka yaa la isku xakumayaa waa tilaabo hor mar leh oo ay keeneen raga Mujaahidiinta.laakiin waxaa is weydiin mudan Islaamka saxiixa Ethiopia looga doonay Maraykankuna ka raali noqday taasi ma islaamkii la rabaybaa”ayuu weydiiyay dadkii ka soo qeyb galay banaanbaxa lagu soo dhaweynayay
“Mar Hadii ciidamada Shisheeye ay joogaan ma harsan kartid saladna ma aadi kartid ilaa laga bixiyo,waxaana ay la midyihiin bikteeriyo nagu dhexjirta oo kale dadkaasi waxaan kula talinaynaa in ay naga bad baadiyaan sidii nimankii Ethiopianka ahaa ee ka tagay Soomaaliya in aan isugu baaba’no”ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.
Read the rest at http://www.shabelle.net“Waxaan aad ugu xunahay in arimaha aad moodo in uu cadowgu ka dambeeyo oo uu waligiis soo wadi jiray oo ah in umadda dadka qiimaha leh laga dilo oo uu cadowgi ugaarsado laakiin in si kale wax u dhacaan ayaa dhici karta arintaasina aad iyo aad ayaan cambaareynayaan”ayuu hadalkiisii intaasi ku sii daray.