Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Ururka Ahlusuna oo la wareegay gacan ku haynta degmadaasi Caabudwaaq
Ka dib kulan deg deg ahaa oo ay shalay galinkii dambe wada yeesheen waxgaradka magaaladda Caabudwaaq ee gobolkaasi Galgaduud iyo urur diimeedka sixadda siyaasadaha isdiidan ee Somalia ku soo biiray ee Ahlusuna Waljamaaca ayaa lagu gudoonsaday in aaqiritaankii mas’uuliyiinta ururkaasi gacanta loo galiyo howlaha sugista amaanka guud ee degmadaasi.
Isfahankaasi la isla meel dhigay ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay halkaasi ku wadayeesheen kulan looga hadlayay arimaha amniga Caabudwaaq salaadiin, waxgarad iyo cuqaal uu horkayay ugaaska beesha Sade Daarood iyo mas’uuliyiinta ururka Ahlusuna oo halkaasi gaaray.
Gudoomiyaha gobaladda Dhexe ee Somalia ugu qaybsan ururka Ahlusuna Waljamaaca, Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ka mid ahaa mashaa’iqdii Caabudwaaq tagay ayaa sheegay in ay haatan magaaladda howlgallo dhinaca roondeyn lugta ah ay ka bilaabeen ciidamadoodu waxyar ka gadaal markii ay kala direen dalbey beeleed madani ahaa oo degmadaasi horey uga dhisnaa.
Wariyaheena gobalkaasi inooga soo warama C/fitaax Xasan Faarax ayaa soo sheegaya in ay tilaabadaasi lagu xaqiijinayo howlaha amaanka magaaladda ay si weyn u soo dhaweeyeen mujtamaca ku nool gudaha degmadaasi Caabudwaaq.
Saraakiisha Ahlusuna ayaa indhawaale waxa ay u hardadeyeen sidii ay ku sii adkeyn lahaayeen howlaha amaanka ee degmooyinka hoostaga gobalkaasi Galgaduud tan iyo wixii ka dambeeyay markii aayo ka talinta gobalka ay uga hanteen dagaalo ba’naa oo la isku habar wacday oo ay la galeen ciidamaddii maamulkii Islaamiga ahaa ee Al-shabaab.
Qorshehaasi ay mas’uuliyiinta ururka Ahlusuna Waljamaaca ay kula wareegayaan amaanka magaaladda ayaa qayb ka ah handisiyaal kale oo kan ka horeeyay kuwaasi oo ciidamadda ururkaasi ay kula wareegeen magaalooyin ay ka mid ahayd magaaladda Galkacyo ee xarunta gobalkaasi Mudug gaar ahaan dhinaca uu ka taliyo maamulka Galmudug State.
http://hornafrik.com/news_index.php?W=397

Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Somali weey uu dhamataay walle!! the shiekhs don't agree nor do the tribes, Warlords or the regions ilahoow noo gargaar!!
daad an iska naxeeyn yaa uu naxaya?
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Soon they wont even agree on the quraan, they are headed that way 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Its not about Diin but rather politics.
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
what they doing in Cabudwaaq
are they in the RSH neighborhood maybe??

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
I heard C/Waaq's security has improved greatly after they took over. Not a single roadblock in Galgaduud and its vicinity. By they way, they are not a "new xisbi", Somali's majority are these Sufis, whether extreme or moderate.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
^^ thats cause they're Ahlu Salde wal JamaWarsame101 wrote:I heard C/Waaq's security has improved greatly after they took over. Not a single roadblock in Galgaduud and its vicinity. By they way, they are not a "new xisbi", Somali's majority are these Sufis, whether extreme or moderate.
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
I didn't know you had emotions, whey feel bad?paidmonk wrote:Galkacyo?
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
If Ahlu-Pagan-Wal-Jaat took Galkacyo, it would become a ghost town.
Keep them Hutu warlords in Galguduud.
Keep them Hutu warlords in Galguduud.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Whats with your avatar? I can understand if you are Ethiopian but if you are somali whats with that picture?
Re: Galkayo and Abudwaq now ruld by Ahlu Suna wal Sade
Coolpoisons
Why everything from your prospective comes to an end with Quule FANTASY
These Culu'maas Ahlu Sunna Waljameeca were peaceful sufis untill , Alshabaab aka Al-ItiXad students knock off their way of life , they just want to keep their sufism traditions . and by the way this is a propaganda that Ahlu-Sunna took over Galkacyo . who own HonAfrik ?
Paidmonk
You fu-cking TuuTu why don't you joint your Uncle Bari Bari - Desman TuuTu at the Anglican church on sunday worshiping . --- or its just part of your MJ tradition lajiifiyaa banaan You were just collecting the donations from the Church -Zigii old days it used to be if you shag old MJ laday -You become member of their MJ clawns -Nowadays its easy .all you need is
show Tigree Picture
/

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 368 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 16 Replies
- 1033 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 0 Replies
- 463 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 22 Replies
- 2404 Views
-
Last post by Archerr
-
- 16 Replies
- 1813 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 2 Replies
- 6 Views
-
Last post by Shirib
-
- 11 Replies
- 1026 Views
-
Last post by Voltage
-
- 42 Replies
- 169 Views
-
Last post by Twisted_Logic