Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan oo maalmihii aynu soo dhaafnayba waday kulmo la xiriira sidii loo bilaabi lahaa Canshuur laga qaado ganacsatada Magaalada iyo waliba waliba Gaadiidka isaga goosha Goballada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si toos ah u bilaabay qaadista Canshuurta.
Qodobkan la xiiriira qaadista Canshuurta oo ah mid dhib badan uu ka taagan yahay dad badan waxaa ay iska weydiinayaan su'aalo la xiriira sida lagu socdsiin karo, maadaama ay jiraan garabyo hubeysan oo kol hore ku dhawaaqay in aysan aqbali doonin qorshe kasta oo la doonayo in Cashuur lagu qaado.
Sidoo kale waxaa iyagu aragtiyo kala duwan ka bixinaya howlaha Cashuur-qaadista ah gacasatada Magalada Beledweyne oo sheegay in xiligan lagu soo deg degay arrintaa mar haddii ay jiraan garabyo wali arinta ka biyo diidan.
Horraatii Bishii aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne uu ka dhacay iska horimaad dhexmaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Goballka Hiiraan iyo dhinac kale oo ka soo horjeeda kaasoo ku saleysnaa in aan la aqbli doonin qorshaha uu wado Maamulka Goballka ee ah in laga qaado dadka ku dhaqan Magaalada Canshuur.
Taxation begins in Hiiraan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 2447 Views
-
Last post by gurey25
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 13 Replies
- 1744 Views
-
Last post by Asharite
-
- 3 Replies
- 876 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 3 Replies
- 675 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 6 Replies
- 1175 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by newsbot
-
- 9 Replies
- 732 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 16 Replies
- 4349 Views
-
Last post by sahal80
-
- 13 Replies
- 3172 Views
-
Last post by GIJaamac