Positive STEP by Abuu Mansuur
Moderator: Moderators
Positive STEP by Abuu Mansuur
Madaxa Bani'aadanimada Qaramada Midoobey John Holmes iyo wafdi uu horkacayay oo ka degay Magaalada Baydhabo.
Wafdi heer caalami ah oo ka socda Hey'adda Qaramada Midoobey, isla markaana uu horkacayay Madaxa Bani'aadanimada Qaramada Midoobey John Holmes ayaa ka degay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ayaa markii u horeysay gaaray Magaalada Baydhabo tan iyo markii horaantii sanadkan ay gacan ku heynta Magaaladaas la wareegeen Kooxda mayalka adag ee Alshabaab.
Xubnaha Wafdiga oo gaarayay 8 xubnood ayaa waxaa ka mid ah, saraakiil ka tirsan Hay’addaha WFP, Mine Action iyo UNOCHA iyo kuwa kale kuwaasoo doonaya in ay u kuur galaaan xaalada bani’aadanimo iyo tan amaan ee ka jira Koofurta Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Bay iyo Bakool.
Kulan loo diiday saxaafadda in ay ka qayb galaan ayaa waxaa wada qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Alshabaab iyo xubnaha wafdiga kaasi oo ka dhacay xarunta Hay’addaha samafalka ee Magaalada Baydhabo.
Waxyaabaha ugu waaweyn oo ay ka wada hadleen labada dhinac ayaa waxaa ka mid ahaa sidii ay Hay’adduhu uga shaqayn lahaayeen deegaanada gobolka iyo suurtag alnimada in la xaqiijiyo ammaanka Hay’addaha samafalka.
Booqashada wafdigan heerka caalami ah ayaa ku soo beegmaysa xilli qaar ka mid ah shaqaalaha samafalka lagu afduubtay gobolka Bakool inkastoo markii dambe lagu guulaystay in la soo daayo iyadoo sidoo kale booqashadani ay ku soo beegmayso xilli dhawaan Maamulka Alshabaab oo la wareegay gobolada Baay iyo Bakool ay shaaca ka qaadeen in ay sugayaan ammaanka shaqaalaha sama falka.
Hooyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
your source is from hotmail and unkown site
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Nomand wrote:your source is from hotmail and unkown site

Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Thats not suprising. Abu Mansur does a great job for His tribe, kissing and making up with one of the biggest warlords (Xaabsade) and creating a Digil Xuruufle kingdom from Bay/Bakool/Shabeele Hoose. Why do You think Shirib blindly supports Shabab?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Murax,
Dude, you are officially certified HUTU now. By the Power invested in me by the Grand Hutu Council, the House of Hutu Chiefs and the Hutu Majlis , I appoint you, Murax, Order of the Burning Machete, arise Sir Murax Jimcaale Calasow.

AbdiWahab252 wrote:Murax,

Xuruufles living in peace, and wanting to turn Hawiyedom into mayhem

Btw, A/Wahab, Why is Daahir Aweis being coddled in Xamar? Hawiye and Habar Gedir inparticular should opproach Cayr and tell them to deal with Him, or let us deal with Him. This Guy is a big troublemaker.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Rooboow is no longer a member of Shabab, neither are the ones in Gedo. The checks stopped coming.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Murax,
I am trying to get my people to adopt the nonpartisan concept of Hutuism which is above all partisan, sect politics. Unless any leader regardless of his political stripes can show the Hutu interest in his agenda, then we as Hutus must oppose them. Aweys was never a Hutuist and failed to rescue/spare the Hutu masses from suffering while others in his unholy alliance spared their kin from similar suffering.

Correct

-
- SomaliNetizen
- Posts: 431
- Joined: Sat Feb 23, 2008 8:13 pm
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
abuu mansuur is gay 

Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
walahi i admire how Abu Mansuur takes good care of his tribe from Bay to Bakool to Shabeleda hoose
Marexan, Hawiyo and Og are the only idiots who lost in this Alshabab thing

Marexan, Hawiyo and Og are the only idiots who lost in this Alshabab thing

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Did he touch youjadowcubeed wrote:abuu mansuur is gay

Murax
Calaacalka ma ineey dad jaceeyl ka keenay baad moodaa ragu waa asqee.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 431
- Joined: Sat Feb 23, 2008 8:13 pm
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
xoogSADE14 wrote:Did he touch youjadowcubeed wrote:abuu mansuur is gay![]()
Murax
Calaacalka ma ineey dad jaceeyl ka keenay baad moodaa ragu waa asqee.
no he was in vermont getting married with your dad

- King-of-Awdal
- SomaliNet Super
- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Iam confused. did he join the Goverment. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Positive STEP by Abuu Mansuur
Get some somali lessonKing-of-Awdal wrote:Iam confused. did he join the Goverment.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 184 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 37 Replies
- 1938 Views
-
Last post by Gamadid.
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 9 Replies
- 716 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 29 Replies
- 2062 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 4 Replies
- 648 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 245 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 102 Replies
- 613 Views
-
Last post by Spursman
-
- 102 Replies
- 5389 Views
-
Last post by Spursman
-
- 2 Replies
- 331 Views
-
Last post by Intellectualsomali