Waa danbeeysaa nin yahoow, u didn't get your dose of Qaad and camel milk today?Ina Baxar wrote:1/Warye, horta adiga oo gudhu ah , waxaad u hanjabtaa iska yar , taasi waa kow.
2/Ta labaad waxa weeye , adiga oo gudhu ah , ummadda kale waad ka duwantahay oo hadal gaaban baanad wax ku qaadan.
3/Ta sadeexad na waxa weeye , adiga oo gudhu ah waxaad inoo caddeysay , ina haba yaraate wax alle iyo wax xad la yidhah aanad lahayn.
1+2+3= adiga oo gudhu ah , waan ka dhex baxaya :lol:
PS:Inaad socodka yarayso , oo markaan ka maqanahay halkan soo gasho
iyo
Inaad edeb yeelato wax u dhexeeya ma laha .
reer-koraad waxiid, make sense next time.

