GEEDDI-SOCOD

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Faranacab »

Ina baxar wiilka aad adeerka u tahay maxaad ka rabtaa marax yahow?

Waraa gaashaanle adna odayga adeerkaa ah dhiiga ha ku kicin. Aqoonsiga SL inta laga helaayo ka waajee odayaasha.

Alshabaab ku ah iyo ku aan ahayn.

SL ku ah iyo ku aan ahayn.

PL ku ah iyo ku aan ahayn.

OG ku ah iyo ku aan ahayn.

Maakhir ku ah iyo ku aan ahayn.

JL ama Gedo ku ah iyo ku aan ahayn.

Walaalaha Mudug ku ah iyo ku aan ahayn.

Reer DJ ku ah ku aan ahayn.

Reer NFD ku ah iyo ku aan ahayn.

INTABA ANAA KA MASUUL AH INTA LA JOOGO SNET SIDII LOO WALAALEYN LAHAA. INTIINA GACAN IGA SIIN KARTA WAXAAN U QORAYAA MIN HAL MARDUUF OO JAAD AH..............
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Gaashaanle_87 »

Ina-baxar waxaan u aqaanaa mid waalan oo magaalada hargeisa dhex wareega, ciyaalkuna ku odhan jireen xuuxaale,
marka qof iska sidaasaa, maxaaba lagula hadlaa, ilaahay haku soo hadeeyo, markaad miyirka qabtana hooyada waalida cas ka was,
adigaa midgaanee,
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Ina Baxar »

Faranacab walanweyn baad tahay , kan kalina waa cagdheer ..Somalinimo iyo hadal wacan aynu isugu imaadno , okay ??!!

Hargeysa wax ina baxar la yidha ma laha , haddaney hooyada dhilladii i macmiisha ahayd aanay ahayn !!

Arabsiyo ayaan ka socda abaha iyo midgaanki ku dhalay ba wase !
<<-- halakaney ku qorantahay ,
Anaga isku kaya qarin maysid , kuramaha ayay itaal daridu kaa gashay .. sidaad u talaabsanayso ayaa la ga garanaya .
Miyaanad igu odhan " kula hadli maayo :lol: "..miyay is hayn kartaa dee , sow lagu ma dhalin !!
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Gaashaanle_87 »

Ina Baxar wrote:Faranacab walanweyn baad tahay , kan kalina waa cagdheer ..Somalinimo iyo hadal wacan aynu isugu imaadno , okay ??!!

Hargeysa wax ina baxar la yidha ma laha , haddaney hooyada dhilladii i macmiisha ahayd aanay ahayn !!

Arabsiyo ayaan ka socda abaha iyo midgaanki ku dhalay ba wase !
<<-- halakaney ku qorontahay ,
Anaga isku kaya qarin maysid , kuramaha ayay itaal daridu kaa gashay .. sidaad u talaabsanayso ayaa la ga garanaya .
Miyaanad igu odhan " kula hadli maayo :lol: "..miyay is hayn kartaa dee , sow lagu ma dhalin !!
ma joogtid baan u malaynayaa oo laba quraaradood baa kugu maqan.

dhinacaa <====kuma qora ee waa dhinacaa =====>

Afka uun lagama shubmee, si nin ragga u hadal, duufle yahaw mirqaansan.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Ina Baxar »

caqli daciifa waliba, horaa loo yidhi ''Nin aad fadhiga kaga adagtahay looma istaago'' iska sii soco aniga dadka maangaabka ah wakhti badan iskagama lumiyo. ======>
asalkaaga ayaan ogahay anigu . :lol:

haye ?
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Faranacab »

Ragu wuxuu walaalow ku dhaamo ma leh. Ha la iska dhaafo carada iyo xiqdiga. waa talo.

Kaftanku mar walba waa furanyahay.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Gaashaanle_87 »

Inaar waad mirqaan santahee markaad soo miyirsato ee waxan aad qorayso, dib usoo akhrido, ee khaladkaaguna kuu cadaado, ila ahadal iminkana sheekada xidh, nin weyna waad tahee si nin ragga u hadaloo
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Ina Baxar »

War niyow , ma cuno qaadka anigu .
Khamriga na ma cabo !
Bal maxaan kugu sheegi waayay intaas anigu ?
Qof waliba sidaan anigu ahay baan ka soo qaada.
ADIGU se khayin baad tahay .
Al shabaab waxaad ku difacayso adiga oo inoo sheegin , baad anigii iska key cayday.
Ma ihi anigu Al shabaab ..laakin ma hoyada bay waseen baad tidhi !
Maxaad igu cayaysa , haddadan al shabaabta difacayn , oo de marka aad la fikrad ahayn? yaa?

Ta ugu dambaysa na , waxa weeye , inaar ha i odhan aniga !
Nin reer ka dhashay baan ahay , oo odayaal leh , o nidam wax ku qabsada .
Niman ama qoomiyad sida al shabaabka oon tol lahayn iyo niman reerahooda ka go'yay waxba isu ma nihin anigu
Ha i sheegan marka aniga , fadlan !
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Gaashaanle_87 »

Ina Baxar wrote:War niyow , ma cuno qaadka anigu .
Khamriga na ma cabo !
Bal maxaan kugu sheegi waayay intaas anigu ?
Qof waliba sidaan anigu ahay baan ka soo qaada.
ADIGU se khayin baad tahay .
Al shabaab waxaad ku difacayso adiga oo inoo sheegin , baad anigii iska key cayday.
Ma ihi anigu Al shabaab ..laakin ma hoyada bay waseen baad tidhi !
Maxaad igu cayaysa , haddadan al shabaabta difacayn , oo de marka aad la fikrad ahayn? yaa?

Ta ugu dambaysa na , waxa weeye , inaar ha i odhan aniga !
Nin reer ka dhashay baan ahay , oo odayaal leh , o nidam wax ku qabsada .
Niman ama qoomiyad sida al shabaabka oon tol lahayn iyo niman reerahooda ka go'yay waxba isu ma nihin anigu
Ha i sheegan marka aniga , fadlan !
waar heedhe marka aan ku leeyahay hadalkaaga dib u raac ayaan saxsanahay.
anigu al shabab ma difaacin waaban caayay oo waxaan ku idhi (waa qoom bilaa tola) which means waa dad cawaana oo cid u gargaarta aan haysan.
caydana adaaba bilaabay dib usoo akhri waxaad qortay!
ta kale waxaad doontaba ahaw, laakiin khaladkaaga lagama dhiidhiyo, maxaad nin ragga ku sheeganaysaa haddaadan khalad kaagaba garawsanayn???

Anigu Al-shabab ma ihi isku qoomiyadna ma nihin, ee waxa aad ku keentaybaaba khalada adaaba watay eraygaa al shabab oo meeshana la yimi!

bal ma kuu dhacay warku dee?????
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Ina Baxar »

anigu al shabab ma difaacin waaban caayay oo waxaan ku idhi (waa qoom bilaa tola) which means waa dad cawaana oo cid u gargaarta aan haysan
Which means ...bu ku leeyahay 4 sacaadood ka dib !
Waa qoom bila tol ah , waaba tey ku faanan .. oo ay ciyaalka beenta ugu sheegan , oo ay ku yidhadaan Somalida qabyaalad waynu ka baxnay anagu , iyadoo aynu wada ognahay inay taasi been tahay .
"Which means "-tii baad la soo raagtay ..dembigaas iyo waxaaso cay halklan ku dhacday ADIGA ayay ku saarantahay !
nabadgeliyo :lol:
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Gaashaanle_87 »

Maya anigu waxba lama soo raagin, ee adiga ayaan proper somali garanayn!
ma anaad i waydiinaysaa waxa looga jeedo ( qoom bilaa tola) haddii aadan garanaynba marka hore araygan macnihiisa
hadal lama bilaabo! Ileen meesha waad ku fashilmaysaaye sidaad iminkaba u fashilmatay!
waa qoom bilaa tola = tol malaha. oo dee ileen qofka tolkiisa ayaa caliya gartiisana u sheega laakiin haddaanu tol lahayn dee waa iska halwad.
markaa shababna waa iska sidaa. Waa eray cay ah oo iska muuqda adna amaan baad u aragtaa!!

ugu danbayntii waxaan kugula talin lahaa, intaad murankan lasoo taagan tahay, inaad barato proper Somali, oo aad dib u muraajicayso luuqadda Soomaaliga
ileen haddii kale, intaad sidaa tahay maalinta danbe rag qoodha baad afka iskala galaysaa markaasay afka gabigiisaba miino kuugu xidhayaane! :lol: :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: GEEDDI-SOCOD

Post by Faranacab »

Bahashu saas ayey ku wacantahay.

Balooniga in aad dajisaan waxay kaga macaan tahay ma leh.

Ps. Waryee Ina Baxar deed dadka suufinimada kala fariiso, naf yahay xafta ah. :mrgreen: :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”