Ugu horeyntii waxaan aad iyo aad ugaxunahay dilaka foosha xun ee waxgaradka loogu gaysanayo Dawlad Gobeleedka Puntland., tasooo aan tacsi u dirayno ehaladi iyo qaraabadii aqoonyahanadii sida axmaqnimada ah loo dilay oogaaraya ilaa10 masuul oo bulshada magac kulahaa Galdogob iyo Gaalkacyo.
Waxaana leenahay inaan mar dembe loo dulqaadan doonin falalka waxuushnimada ah ee khalkhalka lagu galinayo Dawlad Gobaleedka Puntland waxaan halkaan ku cadeeneynaa in ay jiraan dad dana gaara ka leh arimahaan.
Waxaans talo u soo jeedinaynaa Dawlad Gobaleedka Puntland laamaheeda kala duwan sida Isimada, Aqoonyahanada,Shacbiweynaha reer Puntland in Shan siyood la sameeyo si wax looga qaban lahaa nabadgalyadaan faraha ka sii bixi rabto.
1- In dhamaan madaxda gobalka la badalo oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobalka ,kan Degmada Gaalkacyo,Taliyaha Ciidanka Booliiska,kan Daraawiishta, iyo Waliba Maamulka Airport ka Gaalkacyood.
2-In la magacaabo Gudi isku dhaf ah oo ka kooban labada Beelood ee Daaroodka ah oo wada dega Magaalada Gaalkacyood. soo xulo rag wax ka qabta dulaanka lagu hayo shacbiga Puntland.
3-In lagu soo rogo Bandow ugu yaraan mudo gaareysa 3 bilood.
4-In dhaqaalaha ka soo baxa Labada Kontarool, Canshuuraadka , iyo Airportiga aan la kala boobin ee lagu dhiso ciidan xoog leh oo ka kooban labada beelood ee Daaroodka ah ee wada dega Gaalkacyo isla mar ahaantaasna gudaha loo galo xaafada Baraxley la dhex degana hareeraheedana la geeyo ciidankaan.
5-In cidii reer Puntland ah ee falalkaan kala qeyb qaadaneysa shaqsiyaadka iyo kooxahaan dulaanka wada goaano adag laga qaato oo meel looga soo wada jeesto.
Nabadoon Cabdirashiid Garawaan
Wabilaahi Tawfiiq
Tags: WARARKA
Faarax Axmad Caato
Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Tanade
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Tanade
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Tanade
whats so funny boi
-
- Posts: 106
- Joined: Fri Apr 10, 2009 12:32 pm
Re: Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Tanade
Waan ku raacsanahay
beesha tanade waxay soo baandhigen
waa in baraxleey la dego ow la dego
waa in barraxleey laga mid dhigo puntland
abdullahi yusuf waagi u saxiixaya the agrement whit caydiid wuxu raabay P.minister
tanade go aan buu gaaray
Cumar maxamud nah in la dilo buu isgu raacay
waxa dhimtay iga dheh
beesha tanade
beesha tanade waxay soo baandhigen
waa in baraxleey la dego ow la dego
waa in barraxleey laga mid dhigo puntland
abdullahi yusuf waagi u saxiixaya the agrement whit caydiid wuxu raabay P.minister
tanade go aan buu gaaray
Cumar maxamud nah in la dilo buu isgu raacay

beesha tanade

- Camel_herder
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1651
- Joined: Mon Oct 03, 2005 3:44 pm
Re: Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Tanade
@ Suleman
I agree with you too BRO
I agree with you too BRO

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 510 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 10 Replies
- 1057 Views
-
Last post by yawle
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 13 Replies
- 1891 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 3 Replies
- 1154 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 4 Replies
- 1984 Views
-
Last post by maxamed-muse
-
- 1 Replies
- 348 Views
-
Last post by Khalid Ali