
aka Xaaji Cali Cabdiraxmaan Fiqikheeyr
Sheekhu waxuu ka mid ahaa culimadii soomaaliyeed ee waqtigaasi sida aadka ah xilka iskaga saaray sidii diinta islaamku ay dadka soomaaliyeed u baran lahaayeen waxaana sheekha uu ku dhashay Nugaal Dhalashana ka soo jeeda Majeerteen, Reer Cumar uu safar ku mari jiray wadamada cumaan yemen sacuudiga iyo soomaaliya oo koofur ilaa waqooyi uu maray waxaan rabaa inaan halkaan idiinkugu soo gudbiyo taariiq gaaban oo ku saabsan safarradii uu sheeqa ku tagi jiray wadanka cumaan iyo sacuudiga.
Sannadkii 1835tii badhtamihii Sh. qarnigii 19aad.
He was prevented from entering the Holy Mosque by the security guards without permission so he wrote a Gabay in Af-Carabi
Baha baha hadday tahay bahda Haajiraan ahay
Binu Cuqayl biyaha Jeberti nin ka beermay baan ahay
Daarood bartiisiyo beerkiyo laftaan ahay
Dadku baari kala roone baafane Hartaan ahay
Majeerteenka sida buurta u ballaartay baan ahay
Cumarkaas(Reer Cumar) burhaantiis bogga loo geshaan ahay
Boqorku waa Jibraahiile anna baashigaan ahay.
Boqorka Sacuudiga scolded His security guards and ordered his release , Sheekh Cali Majerteen was given dhul weeyn uu dego
http://www.alcarab.com/mawduuc-idil.php?id=350

