mareeg.com is reporting this
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa wali dagaal adag kula jira Xoogaga ka soo horjeeda ee Alshabaab iyo Xisbul Islaam, iyadoona dagaalka uu yahay mid aad u xoog badan.
Dagaalada oo soo bilowday xalay ayaa saaka sii laba lixaadsaday, waxaana jawiga magaalada uu yahay mid aad u kacsan.
Ciidamada Dowladda ayaa la wareegay goobo muhiim ah oo ay joogeen Xoogaga ka soo horjeeda, sida Suuq Bacaad, Siinaay, Afarta Jardiino iyo Saldhiga Degmada Yaaqshiid.Mid ka mid ah saraakiisha Dowladda oo howl gelinayay Ciidamadii Dowladda ee kol hore lagu soo tababaray dalka Ethiopia ayaa u sheegay Mareeg.com, in ay inta badan ka saareen goobihii ay shalay qabsadeen Xoogaga ka soo horjeeda.Xoogaga Xisbul Islaam oo dagaal ba'an ku soo qaaday Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa laga eryay meelo dhowr ah oo ay ku sugnaayeen, waxaana la ogeyn qasaaraha gaaray.
Ciidamada Dowladda ayaa haatan isku fidinaya goobo hor leh, sida Suuqa Towfiiq, Ayaandaran iyo Baar Ayaan, halkaasoo dhamaan ah meelaha ay aad ugu xoog badan yihiin Xoogaga ka soo horjeeda.
MMI/TFG fighting back
Moderator: Moderators
Re: MMI/TFG fighting back
so whos' and advancing and who's retreating?
Re: MMI/TFG fighting back
The government troops is now fighting back.mareeg online is realiable.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: MMI/TFG fighting back
YES THE GOVERMENT ciidanka qalabka sida somalia s is figthing now and they allready captured SALDHIGA wardhiigleey wich was headquater of XAASKA AFAWERGE(MARWO XASNA DAAHIR AWEYS) ciidankii xisbi sheeydaan waa la kala ordeeen..
DHIBAATADA dawlada SHEEKH shariif heeysata waa so called(MMI) ciidankooda waa waxmatarayaaal sababtoo ah dagaalkii waa ay ka baxeen ciidan saleeybaan u badnaa ee abdiqaadir cali cumar maxaakiimta ahaa. si fiican uma dagaalamaan.
laakiin ciidanka RASMIGA QALABKA SIDA DAWLADA UNIFORMKA WATA WAA PROFFS waaye dad yaqaaana dagaaalka iyo sida loo karbaasho AL SHAYAADIIN AL SHABAAB.
dawlada sheekh shariif waa inay DHAMAAAN erisaaa ciidanka maxaakiimta (mooryaan qabiilo la soo aruuriyey cimaadado wata) waa in CIIDAN PROFFSKA QALABKA SIDA SOMALIA la dhaqaaleyaaa. milataeriga somalia musharkooda si fiican loo siiyaaa. dagaaladana iyagaa galaya inshalah.
XASNA DAAHIR AWEYS xaruntii ay KHUDBADA ka jeedisey ee saldhiga wardhiigleeeyg gacanka ciidanka daawlada ayey ku jirtaaa.
ISTADUIOM MOGADISHU AWALBA waxaa joogey mooryaan INDHACADE. ISAGIINA al shabaab ayaa kala wareegtay isbartiibada.
xarunta xisbiga waxaa joogey ciidanka MMI SALEEYBAAN AH iyagiina waa kala ordeen .
laakiin dagaalka guud ahaan waxaaa gacan sareeya ciidanka dawlada somalia maasha allah

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1469 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 3 Replies
- 36 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 322 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 8 Replies
- 686 Views
-
Last post by union
-
- 1 Replies
- 535 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 26 Replies
- 2541 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 0 Replies
- 903 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 8 Replies
- 1005 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 13 Replies
- 3376 Views
-
Last post by smooth