Gaashaanle_87 wrote:Walahi Beer Habar Yonis baa lahaan jirtay, oo habar jeclo xoog iyo muruq kagala wareegtay.Ducaysane209 wrote:Gaashaanle_87 wrote:^^^^
Ahmed Farah??
like i said go back to Beer - Sanaag or Sool bussiness does not Concern your clan
Fairy story's agaian..
Beer was a Dhulbante town until Ina igrre iyo Haji warabe gave Beer and Balidiig to Habr Jeclo after the Habr Yoonis armys inhilated the Derviished in the battle of Hogoggane. Haji Warabe the leaders of that battle gave Beer, Balidiig and serveral other Dhulbante towns and Geel Darwiish to the Habr Jeclo as booty for their minor part in some other battles with the Derviihes as they were poor and destatute poeple.
Habr xabushu were so poor and destatute that they came begging him. They Ciise Musa got upset becsue he gave the towns and geel to Habr Jeclo not Ciise Musa.
Geela
Gammuute, (HJ)
Guutada Hagoogane la baxday ee xoolihii Daraawiish dhaqatay ku galay agagaarka Qorraxay ayaa waxaa ku lammaanaa 12 gabay-yahan oo uu ka mid ahaa Gammuute. Abbaanduulaheedu wuxu ahaa Xaaji Waraabe. habeenkii la dul fadhiyey xoolahaa ayuu yidhi Xaaji Waraabe Raggii gabyi jiroow gabay caawaa idiinku danbaysa ee nin walboow wax dheh oo hadalkaaga summad ku dhig. Gamuute oo guutada ka mid ahaa ayaa tirshey geeraarkan soo socda.
(Geeraarku ma dhamma)
Ilaahii i abuurayee
Illaliinka ahaa iyo
Udgoonoow Nebigii (SCW)
arrinkaan la tiraabo
Aqbalkiisa i sii
Eeraaney ku kaxaynay
Asluubey ku xabbaadhnay
Arbow Xaaji Waraabe
haddaan geela Awaadho
Haddaan Oohow idhaahdo
Illintuu ka gelaayo
Haddaan Oodda ka jiido
Haddii Eebbe ku siiyo
Markaas aad aragtaan
Hashaan geela ka aawo
In lay (iiri) doono
Axdigeeda i sii
Ugub weeye guduudanoo
Aydhin weeye maqaarloo
Ayaamii Toddobkiibay
Awr madow ka qaleenoo
Afarteeda Iboodna
Sidii Laas la af gooyey
uun dhabay harqisaa.
Markii la libeystey ee Daraawiish wixii xoolo u hadhsanaa la taabay ayaa Xaaji Waraabe Gamuute ku yidhi Hashii waa geeliiye kala soo bax. Hashii baa Gammute kaga darantay qolo kale oo hore loo waayey badnaanta geela awgeed.
Gammute ayaa rag lagu daray si ay hashii uga baadi goobaan mahiigaanka ciidankaa midigtooda soo galay.
Wuxu yidhi Gammuute Alla ha u naxariisstee;
======================================================================================================================================
Kulaha, 'oo habar jeclo xoog iyo muruq kagala wareegtay'
Habr xahushu dont bite the hand that has fend you for the last 880 years
Muslin iyo kufriba idinka oo ugu miciin liita...

