backward thinking(government)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

backward thinking(government)

Post by zingii »

Dawaladda Soomaaliya oo Heshiis la gashay Shirkad sameysa Maraakiibta dagaalka iyo doomaha dheereeya
Image

Bidix: Prof. C/raxmaan Ibbi iyo Wariye Maxamed Deeq



--------------------------------------------------------------------------------
Sabti, May 16, 2009(HOL): Dhawaan ayaa waxaa ka dhacay Magaalada Roterdam ee Dalka Netherland Kulan dhex maray xubno ka socday Dawladda Soomaalida iyo Shirkadda DEMEN oo ah Shirkad Sameysa Maraakiibta Dagaalka iyo doomaha Dheereeya.

Ra,isul Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Kaluumeysiga iyo khayraadka badda ee Dawladda Soomaaliya Prof: C/raxmaan Xaaji Adan IBBI iyo la taliyahiisa Dr: Xuseen Cali Axmed ayaa dhawaan booqasho ay ku soo gaareen Dalka Netherlanda waxaa ay booqdeen Xaruunta Shirkadda oo ku Taala Magaalada Roterdam iyaga oo kala hadlay sidii ay Shirkadda DEMEN ay ugu sameyn lahayd dawladda Soomaalida Maraakiibta Dagaalka iyo doomaha dheereeya si wax uga qabato Buracd Badeedka Soomaalida.

Prof:IBBI ayaa Sheegay in Shirkadda DAMEN oo horey Dawladdii hore ee Soomaaliya uga caawin jirtay qalabeyntii Dakadihii Soomaaliya Xiligii ay Jirtay Dawladii Maxamed Siyaad Barre ay haatan ogolaatay in ay ka taageerto Xiligan Dawladda Soomaalida in ay u sameyso Maraakiibta lagula Dagaallamo Burcad Badeeda iyadoo Dhaqaalaha lagu bixinaya sameynta maraakiibtana uu bixin doonto Midiwga Yurub oo dhawaan ogolaaday in ay bixiyaan kharashaad ay ku taageerayaan Dawladda Midnimada qaran ee Soomaaliya si ay wax uga qabato Arimaha Burcad Badeeda Soomaalida.

Intii ay ku sugnaayeen wafdiga Dawladda Soomaaliya Xarunta Shirkadda DEMEN ayaa waxaa lagu soo wareejiyay oo la tusay Dhammaan Qeyabah ay ka kooban tahay Shirkadda iyadoo halkaasna loo suray Calankii Soomaaliya.

Shirkadda DAMEN ayaa Horey waxaa ay u sameysay Maraakiib Dagaal oo lagaga Hortagay Burcad badeed Xilli ka soo shaac baxday Bariga Qaaradda Asiya iyagoo khibradna u leh sameynta Maraakiibta dagaalka iyo doomaha dheereeya ee burcad badeeda lagala hortago oo ay ku jirto kaalinya 1aad ee dunida waxaana lagu raja qabaa in hadii arintan ay hirgasho in ay wax ka qaban doonaan burcad badeeda Soomaalida.

Dhawaan ayaa waxaa dawladda soomaalida ay ku tala jirtaa in ay magacawdo Madaxa ilaalinta xeebaha Soomaalida iyo in ay iskugu yeerto Ciidankii Soomaalida ee ilaalada Xeebaha oo aan hawl galin muddo ku dhaw 20 sano iyadoo arrintaasna la wargaliyay Madaxdii ka socotay Midwga Yurub oo ay qaabileen dawladda Soomaalida.

Maxamed Abuukar Sh/Xassan(M.Deeq)
E-mail+deeq1982@hotmail.com
GSM:0031643642191
Leeuwarden.Fresland.Netherlands
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: backward thinking(government)

Post by zingii »

Dhulkii baa lagu haystaa iyaguna badda bay ka fakarayaan. :shock:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: backward thinking(government)

Post by nomadicwarlord »

I guess that $250 million, is being put to use. The best way to protect the government, is for the U.N to lift the Arms embargo and let the TFG arms itself to the teeth. Crooked AK=47s will never defeat Al-Shabaab's human bombs.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: backward thinking(government)

Post by The_Emperior5 »

Image

they seem happy tallow maxay soo wattaan :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: backward thinking(government)

Post by zingii »

:lol: Are they happy happy or evil happy?
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: backward thinking(government)

Post by Cusmano »

Somalia government needs an arms embargo lifted as soon as possible thats definitely for sure..and secondly they need goof funding and training for the soldiers so they are proper military not some local thugs in the neighbourhood.

They also need to make sure they pay the soldiers of the tfg equal or higher then the soldiers of shabab, in that part of the world ppl will just follow wherever the best money is...and if a prospective somali soldiers weighs up what shabab offering monthly payment is double what tfg is offering, that person is likely to become a future shabab soldier not because he agrees with the idealogy but because thats where the best money is..

Those guys eating at the restaurant are pathetic joke and should be immediately reprimanded for abusing their positions...theirs needs to be tight regulations monitoring the mps and what they get up to...fat backs shouldn't be paid to sit there at restaurant whilsts the capital is burning..Total disgrace... :x
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”