Multiparty system introduced in Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Multiparty system introduced in Puntland

Post by sheekh-Farax-zero »

Xukuumada Puntland oo fadhi aan caadi aheyn yeelatey maanta 24 May, 2009 ilaa caawa galinkII dambe ayaa dood dheer kadib ansaxisay Dastuur cusub oo dowlad goboleedka Puntland yeealan doonto.

Dasturkaan Nuqulkiisa oo loo gudbin doono Barlamanka Puntland ayaa noqon doona mid dhaqan galin doonana nidaamka axsaabta badan.

Barlamanka ayaa la filayaa in akhris ilaa sadex berri ah kadib cod u qaadi doonaan in Dastuurkaan noqon doono mid lagu dhaqo MGPL.

Dhinaca kale Dastuurkaan ayaa noqon doona mid adkeeya mowqifka MGPL ka taagan tahay nidaamka Federaalka ah kaas oo madax banaani badan siin doona inta laga helayo awood qaybsi ku saleysan maamul goboleedyo la mid ah Puntland.

Garowe Online ayaa idiin soo gudbin doona tafasil ku sabsan dastuurkaan

GAROWE ONLINE
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Multiparty system introduced in Puntland

Post by Cusmano »

Excellent News...faroole is actually implementing all his promises.. :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”