Mogadishu Wednesday, 27 May 2009 SMC
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Luuq ayaa waxay sheegayaan in dagaal muddo kooban socday uu Xalay ku dhexmartay ciidamo kala taabacsan Ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islaam oo ku wada sugan Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Dagaalkaasi ayaa la sheegay in khasaare uu geystay, isla markaasna ay ku nafwaayeen tiro dad ah oo u badan ciidamadii uu dagaalku dhexmaray, iyadoo la sheegay inuu ka bilowday dagaalkaasi markiisii hore gaari nooca Baraadada ah oo marayey halka lagu magacaabo Cakaaro oo qaar ka mid ah garabyadaasi ay huwiyeen.
Gaarigaasi oo ay wateen garab ka mid ah xoogagga Islaamiga ah ee ku sugan Degmada Luuq ayaa sida la sheegayo waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ciidamadii saarnaa, iyadoo israsaarsayntuna ay qaadatay muddo nus-saac ah, waxaana la sheegay in markii dambe uu dagaalkii sii xoogeystay kaas oo la sheegay in waxyeelo la gaarsiiyey gaari ka mid ah baabuur ay wateen garab ka mid ah garabyadaasi.
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkaasi ayaa la sheegay in la geeyey Isbitaalka degmadaasi, lamana oga sababta dhab ah ee ka dambeysay waxa dhaliyey inay dagaalkaasi uu ka dhexqarxo xoogagga Muqaawamada ee ku wada sugan degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa gacanta si wadajir ah ugu hayey ciidamo ka tirsan xarakada Al-shabaab Iyo kuwa Ururka Xisbul-islaam, kuwaas oo ciidamadoodu ay si wada jir ah u maamulayeen Degmadaasi Luuq tan iyo intii halkaasi ka qabsadeen ciidamadii dowladda KMG Soomaaliya.
Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
Fah what did i tell you suprised 
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super

- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
- CUSHITE KINGDOM
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1144
- Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
- Location: BALCAD BROTHERHOOD
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
where is the link 
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
Defiantly was to be expected.
Its clear that these thugs are fighting for power not for the deen or country.
Its clear that these thugs are fighting for power not for the deen or country.
- CUSHITE KINGDOM
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1144
- Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
- Location: BALCAD BROTHERHOOD
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
hawiyes on the move
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Al Shabaab clashes with Xizbal Islam
Thats why iam saying even if aweys becomes president the problems wont stop. Iam very sure shabaab would fight him too 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 716 Views
-
Last post by galia2
-
- 6 Replies
- 978 Views
-
Last post by Shift
-
- 7 Replies
- 1369 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by galia
-
- 22 Replies
- 1056 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 3 Replies
- 725 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 4 Replies
- 2336 Views
-
Last post by edleh
-
- 5 Replies
- 684 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 738 Views
-
Last post by galia
-
- 17 Replies
- 158 Views
-
Last post by General Duke