Xuska Maxamed Mooge
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Xuska Maxamed Mooge
[youtube]R4lZRvah-_M&feature=related[/youtube]
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xuska Maxamed Mooge
One of my fav mujaheediins ilahay ha oo naxariisto waliba anaga abtii oo ahayn reer gadiid sacadmuse dhalay
he was killed by ogaden in Kilinka shanaad.

he was killed by ogaden in Kilinka shanaad.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Xuska Maxamed Mooge
The_Emperior5 wrote:One of my fav mujaheediins ilahay ha oo naxariisto waliba anaga abtii oo ahayn reer gadiid sacadmuse dhalay
he was killed by ogaden in Kilinka shanaad.![]()
what about his other brother ahmed mooge? is he alife
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Xuska Maxamed Mooge
Here my Fav Mooge
walaac anigoo ku seexdey
maxaan walbahaar la toosay
wareer anigoo la liita
maxaan werwer jiifi waayey
maxaan sida weer caraysan
saqdhexe gaaf wareegay
intuu waqal ii hiilacay
maxaan kula rooray weerta
u beydhey wadiiqo leexsan
wakhtigu i tilmaami waayey
jaceylku muxuu i wiiqay
muxuu wadnahayga shiilay
maxaan shimbiraha wareystey
u dhiibay waraaq daboolan
hadiyad wacdigayga qaadey
cid weeye tidhaahda weydey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
Wadeeco maxaan ilaashey
waraabe kasoo kexeeyey
sac weyda maxaan u dhaanshey
Walwaal uga soo arooray
halkiisa ku soo waraabshey
maxaan weli soo kaxeeyey
wadaaddo maxaan u yeedhay
u loogey wankayga fiican
Waxyeelo halkay u taalo
naftayda maxaan ka waanshey
walaalkey nimaan u haystay {I think he's referring to the Ogadens}
muxuu wado ii fadhiistay
qof aan wehelkeyga moodey
ka qeyb galay weerarkayga
ruuxaan la wadaagey oontu
ku wiirsaday dhiiladeyda
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
maxaan wacdaraha adduunka
u soo jirey waayaheeda
warkeeda la ii dhameeyey
maxaa waran leyla dooney
habeenimo leyla waayeyoo
nasiib kaga waaberiistey
maxaan dabin ley wareejey
wedkayga la ii shir qoolay
maxaan dacar ley walaaqey
waabeeyo ku caafimaadey
maxan webiyaal is jiidhey
dhexdooda ka waab sameystey
maxaa wacad leyla qaatey
rumeystey walaahi beena
wanaag anigoo sameeyey
maxey wadhi ii dambeysey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
walaac anigoo ku seexdey
maxaan walbahaar la toosay
wareer anigoo la liita
maxaan werwer jiifi waayey
maxaan sida weer caraysan
saqdhexe gaaf wareegay
intuu waqal ii hiilacay
maxaan kula rooray weerta
u beydhey wadiiqo leexsan
wakhtigu i tilmaami waayey
jaceylku muxuu i wiiqay
muxuu wadnahayga shiilay
maxaan shimbiraha wareystey
u dhiibay waraaq daboolan
hadiyad wacdigayga qaadey
cid weeye tidhaahda weydey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
Wadeeco maxaan ilaashey
waraabe kasoo kexeeyey
sac weyda maxaan u dhaanshey
Walwaal uga soo arooray
halkiisa ku soo waraabshey
maxaan weli soo kaxeeyey
wadaaddo maxaan u yeedhay
u loogey wankayga fiican
Waxyeelo halkay u taalo
naftayda maxaan ka waanshey
walaalkey nimaan u haystay {I think he's referring to the Ogadens}
muxuu wado ii fadhiistay
qof aan wehelkeyga moodey
ka qeyb galay weerarkayga
ruuxaan la wadaagey oontu
ku wiirsaday dhiiladeyda
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
maxaan wacdaraha adduunka
u soo jirey waayaheeda
warkeeda la ii dhameeyey
maxaa waran leyla dooney
habeenimo leyla waayeyoo
nasiib kaga waaberiistey
maxaan dabin ley wareejey
wedkayga la ii shir qoolay
maxaan dacar ley walaaqey
waabeeyo ku caafimaadey
maxan webiyaal is jiidhey
dhexdooda ka waab sameystey
maxaa wacad leyla qaatey
rumeystey walaahi beena
wanaag anigoo sameeyey
maxey wadhi ii dambeysey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Xuska Maxamed Mooge
Keyse_0208 wrote:Here my Fav Mooge
walaac anigoo ku seexdey
maxaan walbahaar la toosay
wareer anigoo la liita
maxaan werwer jiifi waayey
maxaan sida weer caraysan
saqdhexe gaaf wareegay
intuu waqal ii hiilacay
maxaan kula rooray weerta
u beydhey wadiiqo leexsan
wakhtigu i tilmaami waayey
jaceylku muxuu i wiiqay
muxuu wadnahayga shiilay
maxaan shimbiraha wareystey
u dhiibay waraaq daboolan
hadiyad wacdigayga qaadey
cid weeye tidhaahda weydey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
Wadeeco maxaan ilaashey
waraabe kasoo kexeeyey
sac weyda maxaan u dhaanshey
Walwaal uga soo arooray
halkiisa ku soo waraabshey
maxaan weli soo kaxeeyey
wadaaddo maxaan u yeedhay![]()
u loogey wankayga fiican
Waxyeelo halkay u taalo
naftayda maxaan ka waanshey
walaalkey nimaan u haystay {I think he's referring to the Ogadens}
muxuu wado ii fadhiistay
qof aan wehelkeyga moodey
ka qeyb galay weerarkayga
ruuxaan la wadaagey oontu
ku wiirsaday dhiiladeyda
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
maxaan wacdaraha adduunka
u soo jirey waayaheeda
warkeeda la ii dhameeyey
maxaa waran leyla dooney
habeenimo leyla waayeyoo
nasiib kaga waaberiistey
maxaan dabin ley wareejey
wedkayga la ii shir qoolay
maxaan dacar ley walaaqey
waabeeyo ku caafimaadey
maxan webiyaal is jiidhey
dhexdooda ka waab sameystey
maxaa wacad leyla qaatey
rumeystey walaahi beena
wanaag anigoo sameeyey
maxey wadhi ii dambeysey
waayeel dadow
inaan waalanahay
duni weer sidoo
weligeedii dhintoo
wacadkiyo xadhkihii
weydaarataan weeteynayaa
Nice 1 - too bad the ogadens killed him
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Xuska Maxamed Mooge
i heard he was Married to an Ogaden woman.. did he have any kids
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Xuska Maxamed Mooge
Keyse_0208 wrote:i heard he was Married to an Ogaden woman.. did he have any kids
No idea but i am going to ask my Cidagale Friends they might know his background and how many kids he had - have you seen how every clan got a group in facebook?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 20 Replies
- 2080 Views
-
Last post by Voltage
-
- 1 Replies
- 865 Views
-
Last post by *Arabman
-
- 24 Replies
- 2193 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 18 Replies
- 2618 Views
-
Last post by onetimelover
-
- 12 Replies
- 1465 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 0 Replies
- 613 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 1034 Views
-
Last post by xidigow
-
- 1 Replies
- 568 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 3 Replies
- 1756 Views
-
Last post by smbfan123