IGAD needs to lift the sanctions cuz the only people feeling it will be the civilians not Al Shabaab!
Ku dhawaad 100-oday dhaqameed oo ku shiray magaalada Kismaayo oo wax laga xumaado ku tilmaamay in magaalada Kismaayo la saaro cuno qabateeyn.
Posted: 5/31/2009 3:41:00 PM
Shabelle: KISMAAYO
Ku dhawaad 100-oday dhaqameed oo ku shiray magaalada Kismaayo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in magaalada Kismaayo la saaro cuno qabateeyn.
Hogaamiyayaasha dhaqanka beelaha gobolka J/hoose oo shalay loo soo gabagabeeyay Aqoon isweydaarsi oo cabirayay fikirkooda ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaameen go’aanka urur goboleedka IGAD uu QM uga codsanayay in xanibaad lagu soo rogo garoomada iyo Dekedaha ay maamulaan xoogaga Islaamiga ah ee ka soo hor jeeda dowalada kmg Soomaaliya.
Nabadoo Cabdi Diirshe Danaan oo ka mid ah nabadoonada 96-gaaraya oo ka qeyb galay aqoon isweydaarsi ay soo agaasimeen maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sheegay in ay ka xun yihiin oo aysan waxba u dhimi doono cuno qabateeynta lagu soo rogay magaalada kismaayo.
Sidoo kale odayaal dhaqameedka ka qeyb galay Aqoon isweydaarsiga ayaa iyana ku baaqay in dib loga laabto xanibaada ay sheegeen in lagu soo rogay dekeda Kismaayo.
Shalay ayeey aheyd markii maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo uu sidan oo kale uga hadlay Xanibaada lagu soo rogay magaalada kismaayo isla markaana uu sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin Cuna qabateeynta la sheegay.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
la vostra ancora a uneducated il darod che pensa che fosse astuto ché douche
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
Ripetere di nuovo .. cosa Darod?
Re: Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
sapete che che cosa ora avete scritto non ha avuto alcun significatoVoltage wrote:Ripetere di nuovo .. cosa Darod?
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
Spero di capire se ancora non ha senso.
Re: Sade led Kismaayo Chief's council tell IGAD 'lift sanctions"
comprendo il vostro italiano suddivisoVoltage wrote:Spero di capire se ancora non ha senso.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 564 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 2 Replies
- 625 Views
-
Last post by Ismail87
-
- 5 Replies
- 989 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 15 Replies
- 2326 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 2969 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 1099 Views
-
Last post by Sam88
-
- 21 Replies
- 2934 Views
-
Last post by Colonel
-
- 109 Replies
- 7965 Views
-
Last post by sahal80
-
- 51 Replies
- 4480 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 6 Replies
- 1331 Views
-
Last post by noer