War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
Sidee leysu waafajin karaa dib u soo laabashada Mas'uuliyiintii hore ee Goballka Hiiraan iyo diidmada Sarkaalka u hadlay Maamulka Islaamiga ee Goballka?
Axad, 31, May, 2009 (HOL) Inkastoo dhawaan ay shaaca ka qaadeen Mas'uuliyiintii hore ee Maamulka Goballka Hiiraan Dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa C/llaahi Yuusuf Axmed in ay dib ugu soo laabanayaan Goballka Hiiraan si markaa ay ula shaqeeyaan Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo nidaamka Islaamiga ah ee ka hanaqaaday guud ahaan dalka, ayaa haddana dhinaca kale Sarkaal u hadlay Maamulka Islaamiga ee ka arrimiya Goballka Hiiraan waxaa uu sheegay in aan marnaba la oglaan doonin dib u soo laabashada Mas'uuliyiinta hadashay isla markaana ay la kulmi doonaan cawaaqib daran haddii ay isku dayaan in ay soo galaan gudaha Goballka.
Haddaba marka leys bar bar dhigo hadallada is burinaya ee ka soo kala yeeray Mas'uuliyiintii hore ee Goballka Hiiraan iyo kuwa maanta talada haya ayaa waxaa la oran karaa is-waajintooda waa mid mar walba ku xiran sida ay Dowladda Soomaaliya u soo dhaweyso go'aanka ay qaateen Mas'uuliyiintii hore ee Goballka Hiiraan oo ah in ay la shaqeynayaan Dowladda Soomaaliya.
Waxaana meesha ka cad in durbaba xiriirka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Mas'uuliyiintii hore ee Goballka uu bilawday kaddib markii dhawaan Wareysi uu siiyay Warbaahinta Guddoomiyihii hore ee Goballka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) uu ku beeniyay warar soo baxay oo sheegayay in gudaha dalka Itoobiya lagu weeraray Wasiirka Amnniga Qaranka Cumar Xaashi Aadan, waxaana uu xiligaas Yuusuf Dabageed intaas ku daray in uu Wasiirka la xiriiray isla markaana uu bad qabo.
Sarkaalka u hadlay Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan marka la eego hadalladiisa waxaa la oran karaa waa mid hilmaamsan qaabka ay Dowladdu ku soo dhisantay iyo waliba in ay isku biireen Isbaheysigii uu hoggaamiyaha ka ahaa Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo waliba Dowladdii C/llaahi Yuusuf Axmed marka laga reebo C/laahi Yuusuf oo xilka iska casilay.
Inkastoo wali aysan kala caddeyn in dhamaan Maamulka Islaamiga ah ee Goballku isla qabo hadalka ka soo yeeray Sarkaalka ee ku saleysan is-hortaaga dib u soo laabashada Mas'uuliyiintii hore ee Goballka ayaa haddana dhinaca kale waxaa leys weydiin karaa tallaabo ceenkee ah ayuu qaadanayaa Maamulka hadda ka jira Goballka haddii Mas'uuliyiintaasi ay la soo galaan Wasiirka Amnniga Qaran Cumar Xaashi Aadan oo lagaba yaabo in ay hadda goob kaliya ku wada sugan yihiin?
Dabcan Jawaabta Su'aasha waxaa ay noqoneysaa '' Marxaba iyo Guddoon'' maadaama Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan yahay mid hoos taga Dowladda Federaalka sidaa daraadeedna looga fadhiyo in uu soo dhaweeyo cid kasta oo la shaqeyneysa Dowladda Soomaaliya.
Ugu dambeyntiina is-waafajinta labada dhinaca ayaa ah mid ku xiran hadba sida ay arrinka isula eegaan Mas'uuliyiinta sar sare ee Dowladda iyo Maamulka Goballka Hiiraan xili waliba dalku u ku jiro xaalada xasaasi ah oo u baahan in wax badan laga baaraan-dago.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
Things do not bode well for the hiiraanians.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
What is Cumar Xaashi up to?
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
These Islamic Courts are very deluded. They focus on the small things while the enemy is steps away. Same shyt happened in Middle Shabelle. Tis not the time for principles and other fancy shyt.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
Fighting, fighting, fighting, fighting, fighting,..............and more fighting
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
Omar xashi should go to ceelbuur and help the ahlusunnah waljamaacah then clean the xisbul isbaaro from buulo burde ,let the war continue for eternity. 
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
He came with roughly 500 militia who are heavily armed and belonging to a specific clan. This should make them more organized and effective.Addoow wrote:Omar xashi should go to ceelbuur and help the ahlusunnah waljamaacah then clean the xisbul isbaaro from buulo burde ,let the war continue for eternity.
I tip my hat off to Col Omar Hashi. The guy never lost a war
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
These two groups must make peace treaty otherwise it will make it very easy for khawaarijta to capture hiiraan after they(mmi and dabageed)killed each other. The bigger threat/evil right now is alshabaab and xisbul islaam,the nabaddiid groups. Maxkamadaha should focuss ron those behind the assasination of their commanders.
- Ayub21
- SomaliNetizen

- Posts: 421
- Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
- Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
which clan?Twisted_Logic wrote:He came with roughly 500 militia who are heavily armed and belonging to a specific clan. This should make them more organized and effective.Addoow wrote:Omar xashi should go to ceelbuur and help the ahlusunnah waljamaacah then clean the xisbul isbaaro from buulo burde ,let the war continue for eternity.
I tip my hat off to Col Omar Hashi. The guy never lost a war
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
XawadleAyub21 wrote:which clan?Twisted_Logic wrote:He came with roughly 500 militia who are heavily armed and belonging to a specific clan. This should make them more organized and effective.Addoow wrote:Omar xashi should go to ceelbuur and help the ahlusunnah waljamaacah then clean the xisbul isbaaro from buulo burde ,let the war continue for eternity.
I tip my hat off to Col Omar Hashi. The guy never lost a war
- Ayub21
- SomaliNetizen

- Posts: 421
- Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
- Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun
Re: War between MMI Hiiraan and warlord Dabageed?
Omar xashi is a hawiye hero

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 460 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 24 Replies
- 2439 Views
-
Last post by Sauron
-
- 4 Replies
- 760 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 8 Replies
- 657 Views
-
Last post by shidow1
-
- 3 Replies
- 731 Views
-
Last post by Murax
-
- 2 Replies
- 394 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 3 Replies
- 619 Views
-
Last post by bashe19
-
- 13 Replies
- 3101 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 0 Replies
- 308 Views
-
Last post by Somali_Boqor
-
- 4 Replies
- 1573 Views
-
Last post by Mrs Musika man