Burco~~City~~Gallery

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Burco~~City~~Gallery

Post by Cawaandi_91 »

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Burco~~City~~Gallery

Post by LiQaaye_TDH »

why is reer burco, dont take any pics of their city? Every Dhaqan celi from hargeisa comes back with tons of pix, but reer Miyaanay aqoon sida wax loo sawiro...
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: Burco~~City~~Gallery

Post by Cawaandi_91 »

^^^^ :lol:
Sxb reer Hargeisa waa dad iska cawaana! ....... Laba aqal oo ka ugu dheeri shan dabaq yahay bay afarta hareerood ka soo sawirayaan!!
Kolkaasay odhanayaan way duushay, way dhaqaaqday :lol: :lol:
waxaasi ilbaxnimo maaha iyo xadaarad, ......laakiin reer Burco waa dad TAF ah sxb oo aan kuu soo sawirayn hadday dhistaan tallest building in the Earth,

Bal u fiirso meel kasta waxaad ku arkaysaa sawiro Hargeisa ah haddana walahi inaadan wax loo boggaa ku jirin, bal inta nooc ee dhismuha aduunka u kala baxo eeg haddana iyagu jaajuur iyo dhagax kama ilbaxaan!

Waar reer Burco waa dad maskax ilaahay ku manaystay, oo aan ku degdagayn dhisme useless ah laakiin mustaqbalka uga faa'idaysanaya dhulkooda :clap: :clap:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Burco~~City~~Gallery

Post by LiQaaye_TDH »

Inader Halka waxaan doonaya inaan ku joojiyo!!!!.. Magaalada Hargeisa maanta waa meesha ugu quruxda Badan Somalia, waynay istaahisha inay Magaladooda ku Faanan oo Xayeeysiiyan, Hargeisa markaan runta ka hadalno Daaraha ku yaala iyo Heerkay Marayso iyado intaas jirtay waa heer aan Africa Gaadheyn, bal haddi la aqoonsana, oo aduunko maal gelinayo ka waran? Laakin hadda Mansha allah Dadkoodi aya maal geliyay, oo Cirka Marinaya :up:

Bal uu Fiirso. Ambassador Hotel, Mansoor, Barwaaqo hote and Imperial Hotel waa qurux Africa ku soo korodhay.... waxaanad eegta Villoyinka ku Yaala Hargeisa wa kuwa ku yaala Emirate iyo Carabta, iyo weliba Meditaranianka :!:

Maanta Bosaaso Daawo macal, sawiro meel kasta, waayo magaalo Horumar Gaadhay oo aad uu qurux badan mansha allah, ilaahay ha barakeyona.....

Burco wey Korodhay, oo aad ayay uu weynaatay Laakin Xaggi Ganacsiga aad ayay uga Liidata!!!!
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: Burco~~City~~Gallery

Post by Cawaandi_91 »

Liqaaye
sxb waan ogahay oo Hargeisa dhinaca dhismaha si wacan ayay u socotaa laakiin magaalada waxay ka araddan tahay dhinaca wadoonyinka,
Dawladduna wax la taaban karo kama qabato oo markay waddo yar dhisaan bil ka diba ciidii laamiga dhinacyadiisa ayaa dusha ka maraysa oo qarinaysa laamigii!
Bal maxaa u diiday markay waddo yar oo laamiya dhisaaan inay hareeraheedana raaciyaan,........Sxb dawladdu lacag way haysaa laakiin ma quudho!
oo Sucuudiga ayaa faraha gooyay :down: :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Togdheer”