ish calaa hees this song is outstandingly heart touching and beautiful.. I lose myself in the lyrics
gacmahaan kugu sidilahaa
gerdadaan ku qabanlahaa
bogaan kugu gudbulahaa
beerkaan kuu goglilahaa
wadnahaygaan ku gudulahaa
Magaagexee waa odmanee
haduu guunyo badan isiiyoo
qabriga nabiga ii galiyo
xajkii baan ku geyn lahaa
Abaal kuu gudilahaa
waliba geerideyda ko hor
kaama baan daba guursadeen
